Wararka Maanta
Shirkii Dib u heshiisiinta Soomaalida ee ay ku baaqday Dowladda Federaalka oo dib loo dhigay
Isniin, April 16, 2007(HOL): Shirkii dib u heshiisiinta ahaa ee ay ku baaqday Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dib loo dhigay ilaa 14 bisha June ee...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo Ganacsatad Muqdisho oo isku af-gartay in dib loo howlgeliyo Dekedda Muqdisho
Axad, April 15, 2007(HOL): Dowladda Federaalka iyo Ganacsatada Gobolka Banaadir ayaa isku af-gartay in dib loo howlgeliyo Dekedda weyn ee magaalada Mu...
Warkii oo dhan »
Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maxkamadihii Islaamka oo sheegay in aan hadalka Maxkamadaha laga qaadan karin Shiikh Xasan Daahir Aweys
Axad, April 15, 2007(HOL): Prof. Ibraahim Xasan Caddow oo ah Xoghayaha Maxkamadihii Islaamiga Soomaaliyeed ee awooddoodii la wiiqay dabayaaqadii sanad...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka oo hub Muqdisho loo waday ku qabtay Magaalada Kismaayo
Axad, April 15, 2007(HOL): Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Degmada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose ayaa ku guuleystay ...
Warkii oo dhan »
Saxafiyiin Soomaaliyeed oo magaalada Qaahira ka soo saaray Codsi ku saabsan in la sii daayo Wariyayaal ku sugan Magaalada Muqdisho
Axad, April 15, 2007(HOL): Kulan balaaran oo ay isugu yimaadeen, Saxafiyiin Soomaaliyeed oo ku sugan Qaahiro- Masar ayaa lagu lafa gurey guud ahaan xa...
Warkii oo dhan »
Howlgal ay sameeyeen Ciidamada Dowladda Federaalka ee ku sugan Degmada Buula-Burte oo Kooxo Burcad ah lagu soo qabtay
Axad, April 15, 2007(HOL): Wararka ka soo Baxaya Degmada Buula-burte ee Gobalka Hiiraan aya sheegaya in Howl-gal lagu sugayo Nabad-galyada Jidka dheer...
Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in Haddii Ciidamada Shisheeye dalka Soomaaliya laga saaro ay Dib u heshiisiin ogol yihiin
Axad, April 15, 2007(HOL): Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ahaa Madaxda Maxkamadihii Islaamka ee awooddoodii la wiiqay dabayaaqadii sanadkii hore ...
Warkii oo dhan »
AXMED DIIRIYE CALI : "Saraakiisha Ciidamada Itoobiyaanka waa ay diideen in ay ka baxaan Goobihii ay qabsadeen"
Axad, April 15, 2007(HOL): Nabaddoon Axmed Diriye Cali oo ah Afhayeenka Beelaha Hawiye ayaa ka hadlay natiijadii ka soo baxday kulan ay maalintii shal...
Warkii oo dhan »
Dadkii Muqdisho ka barakacay ee Geedaha Hoostooda ku noolaa oo Roobkii Guga uu ka dul curtay
Axad, April 15, 2007(HOL): Dadkii ka qaxay magaalada Muqdisho ee u barakacay Daafadaha Magaalada Muqdisho, gaar ahaana Hareeraha Wadada isku xirta Xam...
Warkii oo dhan »
Xaaladda Magaalada Muqdisho oo maanta degan kadib dagaallo goos goos ah oo shalay iyo xalay ka dhacay
Sabti, April 14, 2007(HOL): Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa maanta degan kadib markii ay shalay iyo xalay ka jireen dagaallo goos goos ah oo u dhaxee...
Warkii oo dhan »