Wararka Maanta

Ra'iisal Wasaare oo guddoomiyay Shir looga hadlayay Ammaanka  Magaalada Muqdisho

Ra'iisal Wasaare oo guddoomiyay Shir looga hadlayay Ammaanka Magaalada Muqdisho

MAY 15, 2007

Talaado, 15, May, 2007 (HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa maanta waxaa uu ku guddoomiyay Xarunti...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in la diyaarinayo halkii lagu qaban lahaa Shirka Dib u heshiisiinta ah ee ay ku baaqday

Dowladda Federaalka oo sheegtay in la diyaarinayo halkii lagu qaban lahaa Shirka Dib u heshiisiinta ah ee ay ku baaqday

MAY 15, 2007

Talaado, May 15, 2007(HOL): Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo Jaaliyadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa shaaca ka q...

Warkii oo dhan »
Maleeshiyooyin ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo xalay Weeraray Xarunta Hay'adda WHO ee Magaalada Muqdisho

Maleeshiyooyin ku labisan Dharka Ciidamada Dowladda Federaalka oo xalay Weeraray Xarunta Hay'adda WHO ee Magaalada Muqdisho

MAY 15, 2007

Talaado, May 15, 2007(HOL):Maleeshiyooyin hubeysan oo ku labisnaa dharka Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxay weerar ku qaadeen x...

Warkii oo dhan »
Midowga Yurub oo codsi u jeediyay Dowladda Federaalka iyo Kooxaha ka soo horjeeda

Midowga Yurub oo codsi u jeediyay Dowladda Federaalka iyo Kooxaha ka soo horjeeda

MAY 15, 2007

Talaado, May 15, 2007(HOL): Wasiirrada Arrimaha Dibadda wadamada Midowga Yurub oo shir ka yeeshay arrimaha Soomaaliya ayaa gunaanadkii shirkooda waxay...

Warkii oo dhan »
Xuskii 15ka May ee ugu horeeyay iyo muuqaal sawir ah

Xuskii 15ka May ee ugu horeeyay iyo muuqaal sawir ah

MAY 15, 2007

Talaado, May 15, 2007(HOL): Sanad kasta bisha May 15keeda waxaa dalka Soomaaliya laga xusaa aasaaskii xisbigii gobanimo-doonka ahaa ee SYL, kaasoo aha...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf oo u ambabaxay dalka Uganda

Madaxweyne Cabdullahi Yuusuf oo u ambabaxay dalka Uganda

MAY 14, 2007

  Isniin, May 14 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo horkacaya wafti heer sare ah ayaa maanta ka duulay magaalada Muqdisha isagoo kusii w...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo u ambabaxay dalka Uganda

Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo u ambabaxay dalka Uganda

MAY 14, 2007

Isniin, May 14 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo horkacaya wafti heer sare ah ayaa maanta ka duulay magaalada Muqdisha isagoo kusii wajahan ...

Warkii oo dhan »
Imaam Maxamuud iyo Wafdi uu horkacayo oo u amba baxay deminta Dagaal ka dhacay Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

Imaam Maxamuud iyo Wafdi uu horkacayo oo u amba baxay deminta Dagaal ka dhacay Deegaano ka tirsan Gobolka Shabeelaha Dhexe

MAY 14, 2007

Isniin, May 14, 2007(HOL): Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo ah Imaamka Beelaha Abgaal iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u amba baxay degmada Cadale e...

Warkii oo dhan »
Mas'uuliyiinta Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud oo sheegay in dagaaladii ka dhacay dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay ka dambeeyeen mas'uuliyiin ka tirsanaa Maxkamadihii Islaamka

Mas'uuliyiinta Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud oo sheegay in dagaaladii ka dhacay dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ay ka dambeeyeen mas'uuliyiin ka tirsanaa Maxkamadihii Islaamka

MAY 14, 2007

Isniin, 14, May, 2007 (HOL): Iyada oo wali qeybo ka mid ah dhulka Ismaamulka Itoobiya, gaar ahaan goobihii ay ka dhaceen dagaaladii ugu danbeeyay ay k...

Warkii oo dhan »
Itoobiya goormee Ciidamadeeda kala baxeysaa Soomaaliya?

Itoobiya goormee Ciidamadeeda kala baxeysaa Soomaaliya?

MAY 14, 2007

Isniin May 14, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi ayaa sheegay in uu Ciidamadiisa kala bixi doono Dalka Soomaaliya marka ugu horeysa ...

Warkii oo dhan »