Wararka Maanta

Ergeyga Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya oo sheegay in uu dejinayo Soomaaliya

Ergeyga Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya oo sheegay in uu dejinayo Soomaaliya

MAY 19, 2007

Sabti, May 19, 2007(HOL): Ergayga Cusub ee Mareykanka u magacaabay Arrimaha Dalka Soomaaliya Ambassador John M. Yates ayaa wacad ku maray in uu soo ce...

Warkii oo dhan »
Olole Nadaafadeed oo ka socda Waddooyinka Magaalada Muqdisho

Olole Nadaafadeed oo ka socda Waddooyinka Magaalada Muqdisho

MAY 19, 2007

Sabti, 19, May, 2007 (HOL) Olole nadaafadeed oo baaxad leh ayaa waxay ka socdaan waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo ololahaasna ay fulinayaan Hawe...

Warkii oo dhan »
Dadka Uganda oo dalbaday in Ciidamadooda laga saaro Soomaaliya

Dadka Uganda oo dalbaday in Ciidamadooda laga saaro Soomaaliya

MAY 19, 2007

Sabti, May 19, 2007(HOL): Askartii Uganda ee ku geeriyootay magaalada Muqdisho ayaa markii meydadkooda la geeyay Magaalada Kampala ee Caasimadda Dalka...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Iitoobiya ee ku sugan Duleedka Magaalada Beledweyne oo yareeyay dhaqdhaqaaqooda

Ciidamada Iitoobiya ee ku sugan Duleedka Magaalada Beledweyne oo yareeyay dhaqdhaqaaqooda

MAY 18, 2007

Jimco, 18, May, 2007 (HOL): Waxaa Maanta Inta badan laga waayay Goobaha wax laga Iibsado ee Magaalada B/weyn Ciidamada Itoobiya oo marka waagu baryo i...

Warkii oo dhan »
WFP oo sheegtay in gargaar ay gaarsiin lahayd Dad gudaha Soomaaliya ku tabaaleysan ay caqabad ku yihiin Kooxaha Burcad Badeedka

WFP oo sheegtay in gargaar ay gaarsiin lahayd Dad gudaha Soomaaliya ku tabaaleysan ay caqabad ku yihiin Kooxaha Burcad Badeedka

MAY 18, 2007

Jimco, May 18, 2007(HOL): Hay’adda Cuntada Addunka ee WFP ayaa shaacisay in raashin ay gaarsiin lahayd dad ku tabaaleysan gudaha Soomaaliya ay caqab...

Warkii oo dhan »
Mareykanka oo Ergay u magacaabay Soomaaliya

Mareykanka oo Ergay u magacaabay Soomaaliya

MAY 18, 2007

Jimco, May 18, 2007(HOL): Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka Dr. Gondaleze Rice ayaa Ambassador John M. Yates  waxay u dooratay in uu noqdo Er...

Warkii oo dhan »
CALI MAHDI : “Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee dhawaan la qabanayo Cid kasta ayaan ku casuumeynaa, Ciddii diidana waxaan u arkeynaa mid aan rabin in ay Soomaaliya nabad noqoto”

CALI MAHDI : “Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ee dhawaan la qabanayo Cid kasta ayaan ku casuumeynaa, Ciddii diidana waxaan u arkeynaa mid aan rabin in ay Soomaaliya nabad noqoto”

MAY 18, 2007

Jimco, May 18, 2007(HOL): Guddoomiyaha Guddiga loo xil saaray Qabashada shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed Cali Mahdi Maxamed ayaa shaaca ka qaada...

Warkii oo dhan »
Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho lagu dilay

Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo maanta Muqdisho lagu dilay

MAY 18, 2007

Jimco, May 18, 2007(HOL): Alle ha u naxariistee G/lle sare Axmed Siyaad Cabdulle oo ka mid ahaa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu d...

Warkii oo dhan »
Wafdi uu la socday Ra’iisal Wasaare Geedi oo ka badbaaday Qarax Bambo

Wafdi uu la socday Ra’iisal Wasaare Geedi oo ka badbaaday Qarax Bambo

MAY 17, 2007

Khamiis, May 17, 2007(HOL): Wafdi uu la socday Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa ka badbaaday Qarax ...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo Miino ka soo saaray Magaalada Beledweyne

Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo Miino ka soo saaray Magaalada Beledweyne

MAY 17, 2007

Khamiis, 17, May, 2007 (HOL) Howl-gal ay sameeyeen Ciidamada Dowlada Federaalka iyo waliba kuwa Itoobiya ee Fadhigoodu yahay Duleedka Magaalada B/weyn...

Warkii oo dhan »