Wararka Maanta

Wariyayaashii ka xirnaa TV-ga Universal oo ay sii deysay Maxkamadda Gobolka Banaadir

Wariyayaashii ka xirnaa TV-ga Universal oo ay sii deysay Maxkamadda Gobolka Banaadir

MAY 22, 2007

Talaado, May 22, 2007(HOL): Waxaa xoriyaddoodi dib u helay oo la sii daayay Agaasimaha Qeybta Muqdisho ee TV-ga Universal Wariye C/qaadir Maxamed Cash...

Warkii oo dhan »
Maxamed Dheere oo Qaraxyada ka dhacaya Magaalada Muqdisho ku eedeeyay Odayaasha Beelaha Hawiye

Maxamed Dheere oo Qaraxyada ka dhacaya Magaalada Muqdisho ku eedeeyay Odayaasha Beelaha Hawiye

MAY 22, 2007

Talaado, May 22, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb (Maxamed Dheere) ayaa Odayaasha Beelaha H...

Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo Baaq soo saaray

Shiikh Xasan Daahir Aweys oo Baaq soo saaray

MAY 22, 2007

Talaado, May 22, 2007(HOL): Guddoomiyaha Golihii Shuurada Maxkamadaha Islaamka Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa soo saaray baaq ku ku wajahan Shirka DIb...

Warkii oo dhan »
Wasiiradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay gacanta ku heyso qorshe wax looga qabanayo Qaraxyada Muqdisho ka dhaca

Wasiiradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay gacanta ku heyso qorshe wax looga qabanayo Qaraxyada Muqdisho ka dhaca

MAY 22, 2007

Talaado, May 22, 2007(HOL): Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed (Gacma-dheere) ayaa sheegay ...

Warkii oo dhan »
Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ma laga yaabaa in ay ka qeybgalaan Mas'uuliyiinta Maxkamadihii Islaamka iyagoo huwan Magaca Qabaa'illada ay ka soo jeedaan?

Shirka Dib u heshiisiinta Soomaaliyeed ma laga yaabaa in ay ka qeybgalaan Mas'uuliyiinta Maxkamadihii Islaamka iyagoo huwan Magaca Qabaa'illada ay ka soo jeedaan?

MAY 22, 2007

Talaado, 22, May, 2007 (HOL): Waa su'aal marka dhan laga eego adag Maxaa yeelay hadalka ka soo yeeray Madax-weynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya C/la...

Warkii oo dhan »
Shirkadaha Xawaaladaha Global Money Transfer iyo Qaran Express oo Midoobay

Shirkadaha Xawaaladaha Global Money Transfer iyo Qaran Express oo Midoobay

MAY 22, 2007

Talaado, May 22, 2007(HOL): Xaflad lagu maamuusayay isku biiridda labada shirkadood ee Global Money Transfer iyo Qaran Express ayaa ka dhacday Hotelka...

Warkii oo dhan »
Col. Barre Hiiraale oo sheegay in uu ku faraxsan yahay Xilkii laga qaaday

Col. Barre Hiiraale oo sheegay in uu ku faraxsan yahay Xilkii laga qaaday

MAY 22, 2007

Talaado, May 22, 2007(HOL): Xildhibaan Barre Aadan Shire Hiiraale oo dhawaan laga qaaday xilkii Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Feder...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka iyo UN-ka oo isku qabtay Tirada Dadkii ka barakacay Dagaalladii Muqdisho

Dowladda Federaalka iyo UN-ka oo isku qabtay Tirada Dadkii ka barakacay Dagaalladii Muqdisho

MAY 22, 2007

Talaado, May 22, 2007(HOL): Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Gargaarka Bani’aadannimada John Holmes oo warbixin siiyay Gola...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka digay Khatar ka timaada Kooxo Argagixiso ah oo ay Dowladdiisa Dagaal kula jirto

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka digay Khatar ka timaada Kooxo Argagixiso ah oo ay Dowladdiisa Dagaal kula jirto

MAY 21, 2007

Isniin, May 21, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa wareysi uu siiyay Wakaaladda Wararka Faransiiska ee ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo beeniyay in Suuqaas  laga soo abaabulo Qaraxyada ka dhaca Magaalada Muqdisho

Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo beeniyay in Suuqaas laga soo abaabulo Qaraxyada ka dhaca Magaalada Muqdisho

MAY 21, 2007

Isniin, May 21, 2007(HOL): Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Cali Maxamed Siyaad (Cali Dheere) ayaa beeniyay hadal uu shalay sii daayay Guddoom...

Warkii oo dhan »