Wararka Maanta

Soomaaliya oo soo Dhaweeysay Arday Suudaani ah oo Deeq Waxbarasho laga siiyay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

Soomaaliya oo soo Dhaweeysay Arday Suudaani ah oo Deeq Waxbarasho laga siiyay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed

DEC 03, 2025

Arbaco, December 3, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Faarax Sheekh ...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo ku baaqday in la xoojiyo  dib u habeynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Soomaaliya oo ku baaqday in la xoojiyo dib u habeynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa ku boorrisay dalalka Afrika inay xoojiyaan dadaallada lagu doonayo dib-u-habeynta Gu...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir heer caalami ah oo lagu soo bandhigayo hub casri ah

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir heer caalami ah oo lagu soo bandhigayo hub casri ah

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Difaaca Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi  oo ay wehlinayaan Taliy...

Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda UK oo Muqdisho Kulan Wada-tashi ah kula Qaatay Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Wafdi ka socda UK oo Muqdisho Kulan Wada-tashi ah kula Qaatay Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Wafdi ka socda dowladda Boqortooyada UK ayaa kulan wada-tashi iyo wadashaqeyn kor u qaadid ah la yeeshay Wasi...

Warkii oo dhan »
Dowladda Jarmalka oo lagu wado inay si rasmi ah u aqoonsato Baasaboorka Soomaaliya

Dowladda Jarmalka oo lagu wado inay si rasmi ah u aqoonsato Baasaboorka Soomaaliya

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya, Mustaf Dhuxulow, ayaa sheegay in dhow...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Magacaabay Xubnaha Cusub ee Guddiga Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Magacaabay Xubnaha Cusub ee Guddiga Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa Magacaabay xubnaha cusu...

Warkii oo dhan »
Maamulka Trump oo baaraya in lacagaha canshuurta Minnesota ay gaareen Al-Shabaab

Maamulka Trump oo baaraya in lacagaha canshuurta Minnesota ay gaareen Al-Shabaab

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Maamulka Trump ayaa baaraya in lacago canshuur ah oo Minnesota laga qaaday ay ku dambeeyeen Al-Shabaab, sida ...

Warkii oo dhan »
Taliye Axmed Gaashaan "Maleeshiyaadka beelaha ee Yaaqbariweyne iyo Leego waxay xiriir la sameysteen Al-shabaab "

Taliye Axmed Gaashaan "Maleeshiyaadka beelaha ee Yaaqbariweyne iyo Leego waxay xiriir la sameysteen Al-shabaab "

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Taliyaha guutada 7-aad ee ciidanka Militariga Soomaaliya Axmed Cabdi Cali Axmed Gaashaan ayaa warbaahinta Qar...

Warkii oo dhan »
Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho

Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Shil gaari oo naxdin leh oo Xalay saqdii dhexe ka dhacay degmada Howlwadaag ee...

Warkii oo dhan »
Hoggaamiyaha Daacish oo la ogaaday inuu wali ku dhuumaaleysanayo buuraha Cal Miskaad

Hoggaamiyaha Daacish oo la ogaaday inuu wali ku dhuumaaleysanayo buuraha Cal Miskaad

DEC 02, 2025

Talaado, December 2, 2025 (HOL) - Warar cusub oo la helay ayaa sheegaya in Cabdulqaadir Muumin, hoggaamiyaha cusub ee ururka ISIS, uu weli ku d...

Warkii oo dhan »