9/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 13, 2024

Sabti, January, 13, 2024 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay shir madaxeedka IGAD oo dhici doona 18-ka bishan Janaayo, kaasoo looga hadli doono heshiiskii Itoobiya ay la gashay Somaliland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 12, 2024

Jimco, January, 12, 2024 (HOL) - Madaxtooyada maamulka Puntland ayaa war kasoo saartay shir ku dhexmaray magaalada Garoowe madaxda maamulka Puntland, madaxdii hore ee maamulkaas iyo masuuliyiin xilal horay uga soo qabtay dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 11, 2024

Khamiis, January, 11, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in dowlada Soomaaliya ay si qarsoodi ah Itoobiya ula gashay heshiis qarsoodi ah oo dhinaca badda ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 10, 2024

Arbaco, January, 10, 2024 (HOL) - Diyaarad Helicopter ah oo uu leedahay howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa waxaa gacanta ku dhigay kooxda Al-Shabaab, kadib markii ay galabta si lama filaan ah ugu degtay dhulka ay gacanta ku hayaan kooxda Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 9, 2024

Talaado, January, 9, 2024 (HOL) - Maxkamad ku taala magaalada Hargaysa ayaa sannad iyo badh xadhiga ku xukuntay Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye oo Wasiiru-dowle kasoo noqday Puntland, kaasi oo lagu eedeeyay basaasnimo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 8, 2024

Isniin, January, 8, 2024 (HOL) - Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa si rasmi ah ugu guulaystay doorashada madaxweynaha Puntland ee 2024-2019, kadib markii uu ku guulaystay wareegii ugu dambeeyay ee codbixinta doorashada madaxweynaha oo ay ku wada tartamayeen musharax Guuleed Saalax Barre.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]