9/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, Janaayo 7, 2024

Axad, January, 7, 2024 (HOL) - Wasiirkii Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Maxamuud Caateeye, ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay jagadii wasiirnimo kadib markii uu ka hor yimid heshiiska Somaliland iyo Itoobiya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 6, 2024

Sabti, January, 6, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaal culus oo maanta ka dhacay Koonfurta Mudug lagu dilay Abaanduulahii guutada 18-aad ee Gorgor Gaashaanle Cabdi Maxamed Suulnuug oo hoggaaminaayay ciidamada huwanta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 5, 2024

Jimco, January, 5, 2024 (HOL) - Dowladda Britain ayaa ku baaqday in la xakameeyo xiisada Geeska Afrika ee ka soo cusboonaatay heshiiskii dhawaan dhexmaray dowladda Itoobiya iyo Somaliland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 4, 2024

Khamiis, January, 4, 2024 (HOL) - Xildhibaanada Soomaalida ah ee ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ee laga soo doorto gobolka Waqooyi Bari kenya ayaa si kulul u cambaareyay damaca dowladda Itoobiya ay ku dooneyso qeyb ka mid ah Badda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 3, 2024

Arbaco, January, 3, 2024 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujisay xiisadda diblomaasiyadeed ee ka taagan Geeska Afrika, kaddib markii ay Itoobiya iyo Somaliland kala saxiixdeen heshiis is-afgarad ah oo Itoobiya u ogolaanaya inay hesho badda cas.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 2, 2024

Talaado, January, 2, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan degdeg ah oo ay isugu yimaadeen Golaha Wadatashiga oo ay ku midaysan yihiin, dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo maamulka gobolka Baanadir.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]