9/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 18, 2024

Khamiis, January, 18, 2024 (HOL) - Magaalada Entebbe ee dalka Uganda waxaa ka furmay shir aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen madaxda urur goboleedka IGAD, kaasi oo looga hadlayay colaadaha ka aloosan dalka Suudaan iyo xiisadda sii kordheysa ee u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 17, 2024

Arbaco, January, 17, 2024 (HOL) - Diyaarad ay leedahay shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines oo ku sii jeeday magaalada Hargeysa, ayaa dib loo soo celiyay ka hor inta aysan gelin hawada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 16, 2024

Talaado, January, 16, 2024 (HOL) - Ugu yaraan 3 qof ayaa ku geeriyooday, labo qofna way ku dhaawacmeen qarax ismiidaamin ah oo maanta ka dhacay maqaayadda Alhindi oo kutaala degmada Xamarweyne.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 15, 2024

Isniin, January, 15, 2024 (HOL) - Warar kala duwan ayaa laga helaya xaalada nololeed ee Wasiirkii hore ee amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janan oo la sheegay in nolol iyo geeri lagu weysan yahay lixdii maalmood ee lasoo dhaafay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 14, 2024

Axad, January, 14, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in siyaasiyiinta reer Muqdisho ay dagaal ay kali ku yihiin ay ku hayaan Somaliland iyo Itoobiya, sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Maxamed Xasan (Cali Mareexaan).

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]