9/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Janaayo 25, 2024

Khamiis, January, 25, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh ayaa caddeeyay in aysan dood dambe ka furnayn dastuurka Soomaaliya, isagoo difaacay go’aankii ay shalay labada aqal ee baarlamaanku ku meel mariyeen habraaca wax ka beddelka dastuurka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Janaayo 24, 2024

Arbaco, January, 24, 2024 (HOL) - Labada Gole ee baarlamaankam Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaco ah meel mariyey habraaca wax ka beddelka Dastuurka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Janaayo 23, 2024

Talaado, January, 23, 2024 (HOL) - Qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa si adag uga horyimid qorshe ay sheegeen in maalinta berito ah lagu doonayo iney labada Gole ee Baarlamaanka ku ansixiyaan wax ka badalka Dastuurka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 22, 2024

Isniin, January, 22, 2024 (HOL) - Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook ku sheegay inuu ka walaacsan yahay qorshaha wax ka badalka Dastuurka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Janaayo 21, 2024

Axad, January, 21, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta qasriga madaxtooyada dalka Masar kulan kula qaatay dhigiisa madaxweynaha dalkaas Abdelfatah Al Sisi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Janaayo 20, 2024

Sabti, January, 20, 2024 (HOL) - Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, oo wareysi siiyay Idaacadda iyo Telefishinka Turkiga ee TRT, ayaa sheegay Somaliland in aysan xaq u lahayn inay heshiisyo caalami ah galaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Janaayo 19, 2024

Jimco, January, 19, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey hoggaamiyaasha dalalka isbaheysiga dhex dhexaad ka ah (NAM) ayaa si adag u soo bandhigay mowqifka dowladda Soomaaliya ee ku aaddan xadgudubka Dowladda Itoobiya iyo cawaaqib xumada uu keeni karo haddii aanan si wadajir ah looga falcelin.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]