9/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Febraayo 5, 2024

Isniin, February, 5, 2024 (HOL) - Howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidamada Booliiska, Nabadsugida iyo kuwa difaaca dadweynaha ayaa lagu soo qabtay galabta Sayid Cali Macalin Daa'uud oo ah ninkii dhawaan Xaaskiisa oo xaamilo aheyd ku gubay gudaha magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Febraayo 4, 2024

Axad, February, 4, 2024 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u soo jeediyay Itoobiya iyo Soomaaliya inay khilaafkooda xal ka gaaraan IGAD iyo AU, sidaas waxaa shaaca ka qaaday Amb. Meles Alem Afhayeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Febraayo 3, 2024

Sabti, February, 3, 2024 (HOL) - Ciidamada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa kusoo bandhigay magaalada Muqdisho horjooge ka tirsan kooxda Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Febraayo 2, 2024

Jimco, February, 2, 2024 (HOL) - Luul Cabdicasiis oo mid ahayd shaqaalaha garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, ayaa u geeriyootay dhaawac kasoo gaaray dab uu qabad siiyay seygeeda oo ay dhawaan nolasha ku midoobeen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Febraayo 1, 2024

Khamiis, February, 1, 2024 (HOL) - Hawlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Saaxiibada caalamka ayaa laga fuliyay deegaannada Jacar iyo Garab la’ ee gobalka Galgaduud ee Galmudug.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]