9/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Janaayo 1, 2024

Isniin, January, 1, 2024 (HOL) - Raysal Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Somaliland oo isfaham heshiis iskaashi kala saxeexday, ayaa ku heshiiyay in Somaliland ay Itoobiya u ogolaato in saldhig ciidan laga siiyo badda Somaliland, Itoobiyana ay Somaliland aqoonsato.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 31, 2023

Axad, December, 31, 2023 (HOL) - Musharaxiinta madaxweynaha maamulka Puntland, kuwaas oo caawa warbaahinta kula hadlay magaalada Garowe, ayaa digniin adag ka bixiyay waxay ugu yeereen boob uu madaxweyne Deni ku hayo kuraasta baarlamaanka ee beeluhu ay leeyihiin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 30, 2023

Sabti, December, 30, 2023 (HOL) - Dowlada Ingiriiska ayaa soo dhawaysay qodobadii kasoo baxay wadahadaladii Somaliland iyo Soomaaliya ee Jabuuti.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 29, 2023

Jimco, December, 29, 2023 (HOL) - Waxaa goordhaw war murtiyeed laga soo saaray shir mudo laba maalmood uga socday dalka Jabuuti wafdi ay kala hoggaaminayeen madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 28, 2023

Khamiis, December, 28, 2023 (HOL) - Ciidamada hay'ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa maanta gacanta ku dhigay sadax baabuur oo ay ku raran yihiin qalab u badan Elektaoonig oo lagu dhex qariyay budada laga sameeyo waxyaabaha qarxa, sida lagu sheegay war kasoo baxay dowladda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 27, 2023

Arbaco, December, 27, 2023 (HOL) - Musharraxiinta madaxtinimada Puntland ayaa ku dhawaaqay inay kalsoonidii kala laabteen guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta xubnaha baarlamaanka, ka dib markii ay ku eedeeyeen in ay madaxweyne Deni kala shaqeynayaan inuu boobo kuraasta baarlamaanka.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]