9/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, December 19, 2023

Talaado, December, 19, 2023 (HOL) - Inta la ogyahay 5 qof ayaa ku dhintay tiro kalena way ku dhaawacmeen kadib markii dad hubaysani ay weerareen qayb kamid ah Millateriga Somaliland oo dagan buuraha Naaso-Hablood ee Hargaysa galabta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 18, 2023

Isniin, December, 18, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, ku xigeenkiisa, Axmed Karaash iyo guddoomiyaha baarlamaanka, Abwaan Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, ayaa ka heshiiyay khilaafkii ka taagnaa guddiga xallinta khilaafaadka iyo ansixinta xubnaha golaha wakiillada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 17, 2023

Axad, December, 17, 2023 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa maanta si rasmi ah ula wareegay amniga guud ee madaxtooyada Soomaaliya oo 16 kii sano ee lasoo dhaafay ay gacanta ku hayeen ciidanka nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya ee ATMIS.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 16, 2023

Sabti, December, 16, 2023 (HOL) - Ciidamada ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya iyo kuwa Booliiska sida gaarka ah u tababaran ayaa lagu wadaa in maalinta berito ah ay si rasmi ah ula wareegaan amniga guud ee madaxtooyada dalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 15, 2023

Jimco, December, 15, 2023 (HOL) - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa ku guulaysatay soocelinta xaqa ay Soomaaliya u leedahay iney hesho khayraadka meeraha dayax gacmeedka baahinta isgaarsiinta.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]