9/28/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, December 14, 2023

Khamiis, December, 14, 2023 (HOL) - Wiilka uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmaha soo socda ku laaban doona dalka Turkiga si uu u wajaho maxkamaynta shilkii dhimashada sababay ee uu ku galay magaalada Istanbul, sida uu sheegay wasiirka caddaaladda ee Turkiga Khamiista maanta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 13, 2023

Arbaco, December, 13, 2023 (HOL) - Sanduuqa dhaqaalaha Adduunka oo magaciisu loo soo gaabiyo IMF iyo Bangiga Adduunka qaybta IDA (oo bixiyo deyn aan dulsaar lahayn iyo gargaar horumarineedba) ayaa Soomaaliya u oggolaaday in laga cafiyo deymaha.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, December 12, 2023

Talaado, December, 12, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka baarlamaanka, sida lagu caddeeyay wareegto goor dhowayd kasoo baxday aqalka madaxtooyada Puntland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 11, 2023

Isniin, December, 11, 2023 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga maamulka Jubbaland Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal ayaa shaaca ka qaaday iney u diyaar garoobeen dagaalka ka dhanka ah kooxda ee looga xureynayo deegaanada Jubbaland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 9, 2023

Sabti, December, 9, 2023 (HOL) - Turkiga ayaa ogaaday in wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka baxsaday dalka Turkiga ka hor inta aysan maxkamad Turki ah soo saarin xayiraad caalami ah oo dhan ah socdaalkiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 8, 2023

Jimco, December, 8, 2023 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in wax sii socon kara uusan ahayn go’aankii ay shalay ku dhawaaqeen baarlamaanka Puntland, kuwaas oo muddo kordhin sanad ah sameystay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]