7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 16, 2023

Khamiis, March, 16, 2023 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Danjiraha dowladda Mareykanka ee Soomaalya Larry Andre ayaa kala saxiixday heshiis la xariira tayaynta ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 15, 2023

Arbaco, Maarso, 15, 2023 (HOL) - Puntland ayaa sheegtay inay kasoo horjeedo qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku doonayso in ay deymo uga hesho hay’adaha caalamiga ah iyo dalalka deeqaha bixiya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 14, 2023

Talaado, Maarso, 14, 2023 (HOL) - Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday Sarkaal ka tirsana ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo loo heysto dilka maxbuus ka tirsana kooxda Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 13, 2023

Isniin, Maarso, 13, 2023 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sidda ee Soomaaliya, ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay labo askari oo katirsanaa ciidanka dowladda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 12, 2023

Axad, Maarso, 12, 2023 (HOL) - Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland inay diiwaan galin doorasho ka sameynayso deegaano katiran kuwa Galmudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 11, 2023

Sabti, Maarso, 11, 2023 (HOL) - Cutubyo ka tirsan ciidamada dalka Itoobiya oo wata gaadiidka gaashaaman ee dagaalka, ayaa ka degay magaalada Doolow ee gobolka Gedo.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]