7/6/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Maarso 10, 2023

Jimco, Maarso, 10, 2023 (HOL) - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Shirkadaha Isgaarsiinta u gudbisay liiska go’aanada guddiga qaran ee ka hortagga Lacag dhaqidda iyo la dagaalanka maalgelinta Argagixisada (NAMLC) kaas oo soo baxay 14-kii Febraayo 2023, islamarkaana khuseeyay Shirkadaha Isgaarsiina dalka, lagana doonayo iney si degdeg ah u fuliyaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 9, 2023

Khamiis, Maarso, 9, 2023 (HOL) -Xukuumadda dowlad degaanka Soomaalida oo goor dhawayd War saxaafadeed soo saartay ayay xukuumaddu kaga jawaabtay eedaymo dhinaca Soomaaliland uga yimid oo ku saabsanaa in Ciidamo katirsan dowlad degaanka Soomaalida ay qayb ka yihiin colaadda ka taagan Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 8, 2023

Arbaco, Maarso, 8, 2023 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa caawa saxiixay sharciga Cunaqabataynta Maaliyadeed ee Cayiman, Sharciga Hay'adda Sirdoonka iyo Nabad-sugidda Qaranka iyo Sharciga Korontada Qaranka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Maarso 7, 2023

Talaado, Maarso, 7, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh oo wareysi siiyay telefishinka caalamiga ah ee Aljazeera, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay wada hadal uu la galo kooxda Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 6, 2023

Isniin, Maarso, 6, 2023 (HOL) - Wasaaradda Kalluumeysiga Soomaaliya ayaa sheegtay in cadeymo laga helay xarunta la socodka kalluumeysiga ay muujinayaan in maraakiib badan oo kalluumeysi oo laga keenay dalal shisheeye ay si sharci darro ah uga kalluumeysanayaan biyaha Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 5, 2023

Axad, Maarso, 5, 2023 (HOL) - Wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiaraxmaan Du’caale Bayle, ayaa galabta ka soo degay madaarka Cigaal ee Hargeysa kadib markii madaxweynaha Somaliland cafis u fidiyay.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]