7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Maarso 28, 2023

Talaado, Maarso, 28, 2023 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa si buuxda ula wareegay deegaanada kala ah Tix, Baraag Sheekh Caamir, Caliheele iyo Cali Axmed oo dhammaantood hoos taga degmada Galcad ee Gobolka Galgaduud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Maarso 27, 2023

Isniin, Maarso, 27, 2023 (HOL) - Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka hadlay qorshaha uu millateriga Somaliland sheegay in uu kula dagaalamayo xoogaga Laascaanood, ayaa sheegay in horeba ay ciidanka Somaliland weerar u ahaayeen.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Maarso 26, 2023

Axad, Maarso, 26, 2023 (HOL) - Millateriga Somaliland ayaa sheegay in ay weeraro qorshaysan ku qaadi doonaan xoogaga kula dagaalamaya magaalada Laascaanood ee gobolka Sool.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Maarso 25, 2023

Sabti, Maarso, 25, 2023 (HOL) - Iyadoo maalmahii lasoo dhaafay warbaahinta iyo baraha bulshada si weyn loogu baahiyay warar la xariiray in Sarkaal ka tirsanaa ciidanka Kumaandooska Danab lagu dilay dagaalada ka socda Magaalada laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxaa arintaasi beeniyay Taliyaha ciidamada Kumaandooska Danab Axmed Cabdullaahi Nuur oo loo yaqaano Beeryare.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 24, 2023

Jimco, Maarso, 24, 2023 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in kooxda Al-shabaab ay caqabad ku aheyd in dalka ay ka qabsoonto doorasho qof iyo cod ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 23, 2023

Khamiis, Maarso, 23, 2023 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku ammaantay inuu qaadayo tillaabooyin muhiim ah si uu u daboolo halbeegyada cunaqabateynta.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]