7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, April 3, 2023

Isniin, April, 3, 2023 (HOL) - Saddex dumar ah oo kamid ahaa haweenka jaadka iibiya ayaa ku dhaawacmay qarax ka kacay mid kamid ah gaadiidka ATMIS.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, April 2, 2023

Axad, April, 2, 2023 (HOL) - Puntland ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay magacaabidda ergayga arrimaha Somaliland ee uu magacaabay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, April 1, 2023

Sabti, April, 1, 2023 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa saakay toogtay 14 kamida Alshabaab, kuwaas oo isku dayay inay soo weeraraan fariisimaha ciidanka Dowladda ee gobolka Baay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Maarso 31, 2023

Jimco, Maarso, 31, 2023 (HOL) - Dowlada Maraykanka ayaa ku baaqday in la joojiyo dagaalka Laascaanood, iyo in Somaliland la timaado wado qeexan oo doorasho lagu gaadhayo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Maarso 30, 2023

Khamiis, Maarso, 30, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa sheegay in dalkiisu uu noqon doono ka ugu danbeeya ee Somaliland aqoonsada hadii uu caalamka kale aqoonsado.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Maarso 29, 2023

Arbaco, Maarso, 29, 2023 (HOL) - Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya ayaa sheegay in uu madaxweynaha Somaliland ku dhiirigaliyay in uu kala fogeeyo ciidamada Laascaanood ku dagaalamaya, isla markaana uu jeexo kharidad doorasho.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]