7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 26, 2023

Arbaco, Luulyo, 26, 2023 (HOL) - Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada Dowladda, kuwaas oo aan la shaacin magacyadooda, ayaa loo xiray weerarkii isniintii lagu qaaday xerada Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho, halkaasi oo qof naftii hallige ah uu isku qarxiyay goob ciidamada lagu faylinayay oo gudaha xerada ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 25, 2023

Talaado, Luulyo, 25, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Sheikh Aadan Madoobe, ahna kusimaha madaxweynaha dalka, ayaa wax aan la aqbali karin ku tilmaamay dhacdadii shalay ka dhacday xerada ciidanka Jaalle Siyaad,

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 24, 2023

Isniin, Luulyo, 24, 2023 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya, Sacdiyo Yaasiin Samatar, ayaa ku eedeysay madaxweyne Deni inuu maanta ka celiyay in ay kasoo dagto garoonka diyaaradaha ee Garowe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 23, 2023

Axad, Luulyo, 23, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa si cad u diiday hadal dhawaan ka soo yeeray Madaxweynaha dowladda Kenya, Willian Ruto, hadalkaas oo ku saabsanaa jiritaanka wadahadal u dhaxeeya labada dowladood oo ku saabsan muranka badda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 22, 2023

Sabti, Luulyo, 22, 2023 (HOL) - Aabe Shukri Macallin Maxamuud oo u dhashay dowlad degaanka Soomaalida ayaa la sheegay inuu u geeriyooday maqas lagu ilaaway calooshiisa, xilli qalliin loogu samaynayay Isbitaalka wayn ee Jigjiga sida uu Warbaahinta la wadaagay wiil uu isagu dhalay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 21, 2023

Jimco, Luulyo, 21, 2023 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa ku eedeeyay Dowladda federalka Soomaaliya in ay reer SSC ku cadaadinayso inay la heshiiyaan Somaliland.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]