7/5/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 21, 2023

Jimco, Luulyo, 21, 2023 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Ceydiid Dirir ayaa ku eedeeyay Dowladda federalka Soomaaliya in ay reer SSC ku cadaadinayso inay la heshiiyaan Somaliland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 20, 2023

Khamiis, Luulyo, 20, 2023 (HOL) - Ugu yaraan 15 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab oo ay ku jiraan saddex horjooge, ayaa lagu dilay howlgal ay fuliyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, fiidnimadii caawa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 19, 2023

Arbaco, Luulyo, 19, 2023 (HOL) - Wasiirka ganacsiga xukuumadda federalka Soomaaliya, xildhibaan Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa si cad u sheegay fursad walba oo shaqo ah oo kasoo baxda wasaaraddiisa inuu uga faa'idayndoono qaraabadiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 18, 2023

Talaado, Luulyo, 18, 2023 (HOL) - Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa maanta socdaal gaaban oo aan la faahfaahin ku tagay magaalada Jowhar, inkastoo uusan madaxweynuhu dhaafin garoonka diyaaradaha ee magaaladaasi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 17, 2023

Isniin, Luulyo, 17, 2023 (HOL) - Lataliyaha amniga madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xuseen Macalin Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ay heleen hub culus iyo diyaarado ay u adeegsan doonaan la dagaalanka kooxda Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 16, 2023

Axad, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Ciidanka Kumaandooska xoogga dalka, ayaa howlgallo ka dhan ah Alshabaab ka wada tuulooyinka u dhexeeya degmada Gal-cad iyo degaanka Bud-bud ee gobolka Gal-guduud.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]