7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 7, 2023

Isniin, Agoosto, 7, 2023 (HOL) - Kooxda Al-Shabaab ayaa bilowday inay ka cararaan degaano ka tirsan gobolka Galgaduud oo hoos yimaada magaalada Dhuusomareeb, halkaas oo uu ka socda guluf dagaal oo lagu xoraynayo degaanada Shabaab ku sugan yihiin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 6, 2023

Axad, Agoosto, 6, 2023 (HOL) - Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si faahfaahsan uga hadlay cabashoyin ku aadan dhul boob ka taagan qeybo ka mid Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 5, 2023

Sabti, Agoosto, 5, 2023 (HOL) - Wasiirka caddaaladda iyo arrimaha dastuurka Soomaaliya, Xasan Macallin, ayaa bannaanka looga saaray hoolka baarlamaanka, kaddib markii uu kasoo daahay kulan su'aalo weydiin ah oo loogu yeeray.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 4, 2023

Jimco, Agoosto, 4, 2023 (HOL) - Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daa’uud Aweys ayaa sheegay in hay’adaha amnigu ay gacanta ku dhigeen 10 xubnood oo basaas u ahaa kooxda Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 3, 2023

Khamiis, Agoosto, 3, 2023 (HOL) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo geystay khasaare badan oo dhimasho iyo dhaawac leh oo Xalay ku dhexmaray deegaanka Masaajid Cali Gaduud ee gobolka Shabeellaha Dhexe ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 2, 2023

Arbaco, Agoosto, 2, 2023 (HOL) - Guddiga olombikada Soomaaliyeed ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyihii xiriirka ciyaaraha fudud ee Soomaaliya, Khadiijo Aadan Daahir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 1, 2023

Talaado, Agoosto, 1, 2023 (HOL) - Guddiga sare ee maamulka Bangiga Aduunka ayaa ansixiyay in Soomaaliya la siiyo $75 Milyan oo doolar, taasoo loogu talo galay kabka Miisaaniyada dowladda Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]