7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 12, 2023

Sabti, Agoosto, 12, 2023 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanayay saaxiibada Caalamka ayaa howlgal qorshaysan oo ka dhan ah Alshabaab, waxay ka fuliyeeen deegaannada Baladul-Amiin iyo Baladul-Kariim oo ka tirsan Shabeellada Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 11, 2023

Jimco, Agoosto, 11, 2023 (HOL) - 4 askari oo ka tirsan Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa lagu dilay dagaalkii maanta degmada Goda-yar ku dhexmaray ciidanka booliiska iyo jabhada buurta Gacan-libaax, sida ay HOL u xaqiijiyeen ilo ka agdhow ciidanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 10, 2023

Khamiis, Agoosto, 10, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya maanta ka sameeyeen degmada Galhareeri ee gobolka Galgaduud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 9, 2023

Arbaco, Agoosto, 9, 2023 (HOL) - Maxkamada gobolka Banaadir ayaa Maanta 10 sano oo xabsi ah ku xukuntay nin oday ah oo lagu helay eedo la xariira inuu Sixir iyo turufo uu adeegsaday ku kufsaday haween badan oo qaar kood la qabo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 8, 2023

Talaado, Agoosto, 8, 2023 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa ku eedeeyay Dowladda federaalka Soomaaliya in ay isbaaro siyaasadeed u dhigatay mashaariicda horumarineed iyo deeqaha caalamiga ah ee magaca Soomaaliyeed lagu bixiyo.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]