7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, September 6, 2023

Arbaco, September, 6, 2023 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, Cali Daahir Ciid ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qooroor), inuu ku howlan yahay fashilinta dagaalka dowladda Soomaaliya kula jirto kooxda Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 5, 2023

Talaado, September, 5, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa baxaya kulamo is dabajoog ah oo saacadahii lasoo dhaafay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ku dhexmaray madaxweynaha dowladda fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta beelaha Xawaadle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 4, 2023

Isniin, September, 4, 2023 (HOL) - Waxaa caawa magaalada London ku geeriyooday Allaha u naxariistee, fannaankii weynaa ee Soomaaliyeed, Axmed Naaji Sacad, oo kamid ahaa tiirarka uu lahaa Fanka Soomaaliyeed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 3, 2023

Axad, September, 3, 2023 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal Miletiri oo shalay ka dhacay deeegaanka Dumaaye ee gobolka Mudug in lagu dilay 167 xubnood oo Al-shabaab ah, kuwaas oo ay ku jiraan sadax horjooge, islamarkaana lagu dhaawacay 87 kale oo maleeshiyaad ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 2, 2023

Sabti, September, 2, 2023 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in duqayn lagu burburiyay saldhiggii kooxda Alshabaab ee Dumaaye oo hoos tagta Xarardheere.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 1, 2023

Jimco, September, 1, 2023 (HOL)- Somaliland ayaa sheegtay in si arxan daro ah loola dhaqmay askarteeda dagaalkii Jimcihii hore lagu qabtay, ee ku xidhan magaalada Laascaanood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 31, 2023

Khamiis, Agoosto, 31, 2023 (HOL) - Korneel Mukhtaar Xasan Tifow Shaah-macabe oo ahaa taliyihii guutada Khaalid Bin Waliid ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, ayaa la waayay wixii ka dambeeyay weerarkii xerada Cowsweyne.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]