7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, September 12, 2023

Talaado, September, 12, 2023 (HOL) - Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uu shir ugu soo gabagaboobay qaar ka mid ah Siyaasiyiin kasoo jeeda maamulka Koofur Galbeed oo halkaasi shir ku lahaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 11, 2023

Isniin, September, 11, 2023 (HOL) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxay si rasmi ah u saxiixday 8-dii Sebtembar heshiiska caalamiga ah ee hubka Nukliyeerka, taasoo tirada saxiixayaasha ka dhigeysa 187.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, September 10, 2023

Axad, September, 10, 2023 (HOL) - Jahhada buurta Gacanlibaax ayaa baabuur ay leedahay Wasaarada Biyaha Somaliland kasoo afduubtay degmada Dhoqoshay ee gobolka Togdheer, waxayna sheegeen in ay weeraro kale qaadi doonaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, September 9, 2023

Sabti, September, 9, 2023 (HOL) - Nin ku labisnaa dareeska ciidanka amniga ayaa caawa fiidkii magaalada Gaalkacyo ku dilay allaha u naxariistee mid kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha gobolka Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 8, 2023

Jimco, September, 8, 2023 (HOL) - Dowladda fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay in tiradii ugu badneyd oo ka tirsan kooxda Al-shabaab iney isku soo dhiibeen ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 7, 2023

Khamiis, September, 7, 2023 (HOL) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal wadajir ah oo ay ka fuliyeen degaanada Galmudug waxa ay ku dileen saddex ka mid ah horjoogayaasha kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegtay Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]