7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 18, 2023

Arbaco, October, 18, 2023 (HOL) - SSC Khaatumo ayaa ka digtay dagaal beeleed ay sheegtay in ay Somaliland ka abaabulayso deegaanada bariga Ceerigaabo iyo Buuhoodle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 17, 2023

Talaado, October, 17, 2023 (HOL) - Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya, ayaa camabareysay weerarkii ka dhacay magaalada Muqdisho ee galaaftay nolosha wariye C/fitaax Macalin Nuur ‘Qeys’.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 16, 2023

Isniin, October, 16, 2023 (HOL) - Qarax ismiidaamin ah oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac leh, ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan maqaayada Blue Sky oo ku dhow hotel Xaawo Taako ee degmada Boondheere.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 15, 2023

Axad, October, 15, 2023 (HOL) - SSC Khaatumo ayaa Somaliland ku eedaysay in ay colaad ka abuurayso deegaano cusub, isla markaana ay dad rayid ah u qaybisay saanad ciidan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 14, 2023

Sabti, October, 14, 2023 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag uga hadlay shaqsiyaad ka tirsana dowladda oo ku biiray mudooyinkii dambe kooxda Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 13, 2023

Jimco, October, 13, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa ka dhawaajiyay in saddexda bilood ee maamulkiisa u harsan uu ku qaban doono doorasho qof iyo cod ah. Isagoo gaashaanka u duruuray dalabka siyaasiyiinta mucaaradka ee ah in doorashada lagu galo qaabkii hore.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]