7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 6, 2023

Jimco, October, 6, 2023 (HOL) - Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee deegaan doorashadoodu tahay gobolada Waqooyi ayaa si kulul uga falceliyay soo dhaweyntii maanta loogu sameeyay magaalada Muqdisho hoggaamiyaha maamulka SSC Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Awcali Firdhiye.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 5, 2023

Khamiis, October, 5, 2023 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Daa’uud Aweys Jaamac ayaa sheegay in 100 xubnood oo katirsan kooxda Alshabaab lagu dilay dagaaladii shalay ka dhacay koonfurta gobolka Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Oktoobar 4, 2023

Arbaco, October, 4, 2023 (HOL) - Ciidamada dowladda fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa saaxiibada Caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan oo lagu dilay horjooge ka tirsan kooxda shabaab iyo maleeshiyaad la socday ka sameeyay gobolka Shabeellaha Hoose.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 3, 2023

Talaado, October, 3, 2023 (HOL) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida ee NISA ayaa sheegtay inay gacanta kusoo dhigtay Sufyaan Sheekh Axmed, (Taakeeye) oo lagu eedeeyay inuu faafinayay afkaaro xagjirnimo ah oo liddi ku ah nabadda iyo xasiloonida Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 2, 2023

Isniin, October, 2, 2023 (HOL) - Ugu yaraan 5 ruux ayaa ku geeriyootay, ku dhawaad 10 kalena way ku dhaawacmeen dagaal beeleed ka socda degaan hoos yimaada degmada Galdogob ee gobolka Mudug.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 1, 2023

Axad, October, 1, 2023 (HOL) - Dadka ku nool degmooyinka Kaxda, Wadijir iyo Dharkeenley ee magaalada Muqdisho ayaa saakay aroortii hore mar qura kuso toosay dhawaqa madaafiic ku dhaceysa qaar ka mid ah xaafadaha degmooyinkaas.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]