7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 24, 2023

Talaado, October, 24, 2023 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Beergidiid ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in aroorninadii hore ee saakay uu halkaasi ka dhacay dagaal kooban oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Oktoobar 23, 2023

Isniin, October, 23, 2023 (HOL) - Ciidanka Booliiska Puntland ee ka howlgalla magaalada Gaalkacyo, ayaa waxay 75 qof u xireen kiis kufsi iyo dil ah oo loo geystay wiil 11 jir ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Oktoobar 22, 2023

Axad, October, 22, 2023 (HOL) - Ilhaan Cumar oo katirsan aqalka Koongareeska dalka Maraykanka, ayaa waxay sheegtay in ay u baqday badbaadada qoyskeeda, ka dib markii ay la kulantay hanjabaadyo dil ah oo ku aadan in ay dhaleeceysay sida Israel ay ula dhaqanto Falastiiniyiinta.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Oktoobar 21, 2023

Sabti, October, 21, 2023 (HOL) - Qarax weyn oo ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari lagasoo buuxiyay waxyaabaha qarxa, ayaa ka dhacay degaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Oktoobar 20, 2023

Jimco, October, 20, 2023 (HOL) - Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Cismaan Baalle oo warbixin ka jeediyay kulanka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid ahayeen cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya iyo xaalada SSC Khaatumo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Oktoobar 19, 2023

Khamiis, October, 19, 2023 (HOL) - Somaliland ayaa dagaal ka dhan ah jiritaankeeda ku tulmaantay aqoonsiga ay Dowlada Federaalka Soomaaliya siisay SSC Khaatumo.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]