7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Axad, November 5, 2023

Axad, November, 5, 2023 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa u tartamaysa kursi aan joogto ahayn oo ay ka hesho Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kurasigaas oo haddii ay Soomaaliya ku guulaysato joogi doonto illaa 2026.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, November 4, 2023

Sabti, November, 4, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa wax aan laga aamusi karin ku tilmaamay xaalada ka taagan magaalada Qasa ee Cariga Falastiin.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 3, 2023

Jimco, November, 3, 2023 (HOL) - Qaraxaan oo si weyn goordhaw looga maqlay jugtiisa inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa ka dhacay meel u dhaw Isgoyska Sayidka oo ka mid ah meelaha laga ilaaliyo amaanka Madaxtooyada Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 2, 2023

Khamiis, November, 2, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa kasoo horjeestay baaqii kasoo baxay isimada Puntland, kuwaas oo sheegay in aanay doorasho qof iyo cod ah dhici karin, iyagoo soo jeediyay in dib loogu laabto nidaamka qabaliga ahaa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 1, 2023

Arbaco, November, 1, 2023 (HOL) - 28 madax dhaqameed oo katirsan Isimada Puntland, kuwaas oo maalmahan uu shir uga socday magaalada Garowe, ayaa bayaan ay soo saareen waxay ku sheegeen in doorashada aysan dib uga dhicin karin waqtigeedii 8 January 2024.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Oktoobar 31, 2023

Talaado, October, 31, 2023 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay uga digtay in lagu sheego in ay kamid tahay goobaha uu ka hawlgalo Halwgalka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]