7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, November 11, 2023

Sabti, November, 11, 2023 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay ciidamada difaaca deegaanka ka sameeyeen degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, November 10, 2023

Jimco, November, 10, 2023 (HOL) - Maamulka SSC- Khaatumo ayaa soo bandhigay ugu yaraan 10 maxaabiis ah oo katirsan ciidamada Soomaliland, kuwaas oo lagu qabtay dagaallo shalay ka dhacay degaanka Buq-dharkayn.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 9, 2023

Khamiis, November, 9, 2023 (HOL) - SSC Khaatumo ayaa Somaliland ku eedaysay in ay colaad ka hurunayso deegaano ka tirsan gobolka Sool, isla markaana ay masuul ka tahay dagaalo maalintii labaad ka dhacay deegaanada Yayle iyo Buqdharkayn ee gobolka Sool.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 8, 2023

Arbaco, November, 8, 2023 (HOL) - Magaaladii ugu horeysay ee dalka Mareykanka ayaa lagu doorto duq magaalo gabar Soomaaliyeed oo Mareykan ah.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, November 7, 2023

Talaado, November, 7, 2023 (HOL) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugidda Qaranka ayaa sheegtay inay gacanta ku dhigtay 25 qof oo ay ku jiraan wiilal da’doodu yar tahay, kuwaas oo qorsheynayay in ay ku biiraan argagixisada.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 6, 2023

Isniin, November, 6, 2023 (HOL) - Maamulka gobolka Mudug ee Puntland ayaa xaqiijiyay inay saddex qof oo shacab ahi ay ku geeriyoodeen roobkii cuslaa ee habeen hore ka da’ay magaalada Gaalkacyo.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]