7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, November 24, 2023

Jimco, November, 24, 2023 (HOL) - Soomaaliya ayaa si buuxda uga kamid noqotay xubinimada Urur Gobaleedka Bulshada Bariga Afrika, kadib codeyn loo qaaday.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, November 23, 2023

Khamiis, November, 23, 2023 (HOL) - Maamulka Puntland ayaa ugu baaqay labada aqal ee baarlanaanka Soomaaliya, in aysan qayb ka noqon wax ka baddelka Dastuurka Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 22, 2023

Arbaco, November, 22, 2023 (HOL) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka SODMA, ayaa safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ka gaddoontay deeq lacageed oo dhan $139,318.45, taasoo lagu taageerayo sidii gargaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadkii ku waxyeeloobay fatahaadda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, November 21, 2023

Talaado, November, 21, 2023 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Britain, Rishi Sunak, ayaa ku dhawaaqay 100 milyan oo gini, oo ah ku dhawaad 125 milyan oo dollar, oo loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 20, 2023

Isniin, November, 20, 2023 (HOL) - Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa kordhiyay cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya ilaa dhamaadka sanadkan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, November 19, 2023

Axad, November, 19, 2023 (HOL) - Ciidamo taabacsan mucaaradka Puntland ayaa saakay waaberigii, waxay dhaqdhaqaaqyo ciidan ka sameeyeen qeybo kamid ah magaalada Garowe ee caasimadda Puntland.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]