7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, December 5, 2023

Talaado, December, 5, 2023 (HOL) - Ergayga madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha ciidanka difaaca dadweynaha ee loo yaqaano Macawiisleeyda Cali Jeyte Cismaan ayaa maanta fagaare ku yaala duuleedka degmada Halgan ee gobolka Hiiraan kula hadlay boqolaal ciidamo cusub oo Macawiisleey ah oo ka qeyb qaadanaya dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 4, 2023

Isniin, December, 4, 2023 (HOL) - Wasiirka arrimaha gudaha Puntland, Cabdi Saciid Faarax Juxa, oo guddoomiye u ah guddi uu madaxweyne Deni u magacaabay inay wada xaajood la yeesheen siyaasiyiinta mucaaradka, ayaa sheegay in aanay waxba ka suurto galin wada hadalada labada dhinac.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, December 3, 2023

Axad, December, 3, 2023 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Warsaxafadeed kasoo saartay khasaaraha ka dhashay howlgal ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo garab ka helaya saaxiibada Caalamiga ah ay ka fuliyeen Tuulada Helo Bacaad ee gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 2, 2023

Sabti, December, 2, 2023 (HOL) - Waxaa maanta buuq iyo fowdo kusoo dhamaaday fadhi wadajir ah oo labada gole ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya isugu yimaadeen xarunta golaha shacabka ee Villa Hargeysa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 1, 2023

Jimco, December, 1, 2023 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si rasmi ah Soomaaliya uga qaaday cunaqabatayntii hubka ee saarneyd xilliga dheer.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]