7/4/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, December 12, 2023

Talaado, December, 12, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga Ansixinta iyo Xallinta Khilaafaadka baarlamaanka, sida lagu caddeeyay wareegto goor dhowayd kasoo baxday aqalka madaxtooyada Puntland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, December 11, 2023

Isniin, December, 11, 2023 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga maamulka Jubbaland Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal ayaa shaaca ka qaaday iney u diyaar garoobeen dagaalka ka dhanka ah kooxda ee looga xureynayo deegaanada Jubbaland.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, December 9, 2023

Sabti, December, 9, 2023 (HOL) - Turkiga ayaa ogaaday in wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud uu ka baxsaday dalka Turkiga ka hor inta aysan maxkamad Turki ah soo saarin xayiraad caalami ah oo dhan ah socdaalkiisa.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, December 8, 2023

Jimco, December, 8, 2023 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir ayaa sheegay in wax sii socon kara uusan ahayn go’aankii ay shalay ku dhawaaqeen baarlamaanka Puntland, kuwaas oo muddo kordhin sanad ah sameystay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, December 7, 2023

Khamiis, December, 7, 2023 (HOL) - Baarlamaanka Puntland ayaa sameystay sanad muddo kororsi hal sano ah iyagoo ka amba qaadaya go’aankii shalay kasoo baxay guddiga isimmada SSC- Khaatumo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, December 6, 2023

Arbaco, December, 6, 2023 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Puntland ay dib ugu laabanayso doorashadii baarlamaaniga ahayd ee horey loogusoo dooran jiray madaxdii hore ee Puntland.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]