More Articles
Axad, April, 7, 2024 (HOL) - Raysal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiiradda, oo ay kamid yihiin wasiirrada arrimaha gudaha, amniga iyo arrimaha dibadda.
Warkii oo dhan
Sabti, April, 6, 2024 (HOL) - Wasiir ku xigeenka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya, Cabdiqafaar Xasan Xaange ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Puntland, Siciid Deni, inuu hor istaagan yahay mashaariic badan oo ay dadka reer Puntland ka heli lahaayn shaqo abuur iyo maalgalin dhaqaale.
Jimco, April, 5, 2024 (HOL) - Maamul goboleedka Puntland ayaa si adag uga horymid go'aan Shalay kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay ku amartay in lagu xiro Qunsuliyada Itoobiya ay ku leedahay magaalada Garoowe.
Khamiis, April, 4, 2024 (HOL) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda todobaadlaha ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda amniga gudaha ee magacaabista Agaasimaha cusub ee hay'adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA inuu noqdo Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe.
Arbaco, Apriil, 3, 2024 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya, Danjire Mesganu Arga, ayaa magaalada Addis Ababa kusoo dhoweeyay wafdi wasiirro ah oo uu hoggaaminayay Wasiirka Maaliyadda Puntland, Maxamed Faarax Maxamed.
Talaado, Apriil, 2, 2024 (HOL) - Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu Aden Faarax u magacaabay Madaxa Xafiiska Dhismaha Dimuquraaddiyadda Itoobiya, sida lagu sheegay war kasoo baxay Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya Abiyi Axmed.