11/22/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 17, 2024

Arbaco, Luulyo, 17, 2024 (HOL) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS, gaar ahaan kuwa dalka Uganda in dad shacab ah ay ku dileen deegaanka Buula mareer.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 16, 2024

Talaado, Luulyo, 16, 2024 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horraysay maanta ka hadashay hub sharci darro oo gacanta u galay ciidamo maleyshiyo beeleed ah oo kasoo jeeda degmada Cabudwaaq ee gobolka Galgaduud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 15, 2024

Isniin, Luulyo, 15, 2024 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay, in ka badan 50 Shabaab ah in lagu dilay howlgal ay si wadajir ah u sameeyeen Ciidanka dowladda, iyo Saaxiibada Caalamka, kaasi oo ka dhacay deegaanka Dhabaqle oo ku yaala inta u dhaxaysa magaalada Masagawaay iyo deegaanka Cawsweyne ee gobalka Galgaduud.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 14, 2024

Axad, Luulyo, 14, 2024 (HOL) - Qarax ismiidaamin ah oo loo maleynayo in loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay, ayaa goor dhoweyd oo caawa ah lala beegsaday maqaayadda lagu magacaabo Top Coffee ee degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 13, 2024

Sabti, Luulyo, 13, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Sheegay, in Al-Shabaab ay isku dayayaan in ay helaan dariiq kaste oo aan lagu xakameyn karin la socodka dhaq-dhaqaaqooda maaliyadeed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 12, 2024

Jimco, Luulyo, 12, 2024 (HOL) - Cabdisaciid Muuse Cali Lataliyahii hore ee dhanka amniga Qaranka madaxweynahii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si cajiib badan uga hadlay xiisada u dhaxeysa Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhalatay heshiiskii Badda ay wadagaleen somaliland iyo Itoobiya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]