More Articles
Khamiis, Luulyo, 11, 2024 (HOL) - Dawladda Maraykanka ayaa meesha ka saartay warar sheegaya in ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Mike Hammer uu bogaadiyay heshiiska muranka dhaliyay ee u dhexeeya Somaliland iyo Itoobiya, kaddib socdaal uu dhawaan ku tagay magaalada Addis Ababa.
Warkii oo dhan
Arbaco, Luulyo, 10, 2024 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar lagu dilay sadax ruux oo Soomaali ah oo ka dhacay xaduuda ay wadagaan dalalka Kenya iyo Uganda.
Talaado, Luulyo, 9, 2024 (HOL) - Hogaamiyaha kooxda Daacish Soomaaliya, Cabdulqaadir Muumin, ayaa la ogaaday inuu nool yahay oo uu ka badbaaday duqayn cirka ah oo uu Maraykanku la bartilmaameedsaday 31-kii May ee sannadkan.
Isniin, Luulyo, 8, 2024 (HOL) - Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Cabdifataax Aadan Xasan ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgal aroornimadii hore ee maanta ciidamada ku qaadeen Xaafadda Dab damiska ee degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho.
Axad, Luulyo, 7, 2024 (HOL) - Maamulka jubbaland ayaa digniin u jeediyay dadka ku lugta leh colaadda ka taagan degmada Luuq ee gobolka Gedo, halkaas oo shalay iyo maanta uu dagaal xooggan ku dhexmaray labo maleyshiyo beeleed.
Sabti, Luulyo, 6, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii dhawaan kasoo baxay raysal wasaaraha dalka Ethiopia, Abiy Ahmed, kaasoo sheegay in aan loo baahnayn in ay Soomaaliya safarro badan u gasho si loo xalliyo khilaafka arrimaha badda ee kala dhaxeeya.