More Articles
Talaado, Luulyo, 23, 2024 (HOL) - Boqolaal ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa maalintii labaad kasoo gudbay xadka ay wadagaan gobolka Hiiraan iyo dhulka dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.
Warkii oo dhan
Isniin, Luulyo, 22, 2024 (HOL) - Askar katirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo tababar ku qaadanaya kuliyadaha Jaalle Siyaad iyo Xero Nacnac, ayaa sheegay in lagu wargaliyay in ay beelahooda kala yimaadaan hubkooda.
Axad, Luulyo, 21, 2024 (HOL) - Waxaa aad usii kordhaya xubanaha ka tirsan Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ee mucaraadaya dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Sabti, Luulyo, 20, 2024 (HOL) - Xildhibaan Cabdirisaaq Cabdullaahi Macallin Ciid oo katirsan baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay in dil loogu hanjabay, markii uu ka hadlay dhacdadii Xabsiga dhexe iyo weerarkii maqaayadda Top Coffee, isagoo ku eedeeyay dowladda in aysan qaadin wax tallaabo ah oo looga jawaabayo dhacdooyinkaas.
Jimco, Luulyo, 19, 2024 (HOL) - Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan sahaminta iyo soo saarista Saliidda iyo Gaaska, iyadoo heshiiskan uu noqonayo tallaabo kale oo kor u qaadaysa xiriirka u dhexeeya labada dal.
Khamiis, Luulyo, 18, 2024 (HOL) - Guddiga Qaran ee ka hortaga lacag dhaqida iyo la dagaalanka maal galinta argagixisada ayaa soo saaray liis cunaqabateyn ah oo lagu bartilmaameedsanaayo horjoogayaal sar sare oo ka tirsan Al-shabaab.