More Articles
Khamiis, Agoosto, 29, 2024 (HOL) - Xukuumada Somaliland ayaa si adag uga soo jorjeedsatay imaansha ciidamada Masar ee Soomaaliya, iyada oo sheegtay in ay carqalad ku noqon karaan nabadeeda, nabada Soomaaliya iyo gobolkaba.
Warkii oo dhan
Arbaco, Agoosto, 28, 2024 (HOL) - Labo diyaaradood oo laga leeyahay dalka Masar oo siday shaqaale iyo qalab ayaa ka soo degay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, taasoo muujineysa tallaabadii ugu horeysay ee uu qaaday heshiiska iskaashiga difaaca iyo amniga ee Soomaaliya iyo Masar.
Talaado, Agoosto, 27, 2024 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Maamulka SSC Khaatumo ayaa lagu sheegay ciidamada Somaliland ay dad shacab ah ku laayeen magaalada Ceerigaabo iyo degmada Goof.
Isniin, Agoosto, 26, 2024 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Madaxweynaha Soomaaliya ku eedeeyay in uu rabo in uu cunaqabateeyo Somaliland, xili ciidamo ajinabi ahi ay ilaaliyaan nabada Soomaaliya.
Axad, Agoosto, 25, 2024 (HOL) - Puntland ayaa si kulul u beenisay hadal dhawaan ka soo yeeray hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF oo ku aaddanaa in Puntland ay toogtay carruurta aan qaan-gaarin.
Sabti, Agoosto, 24, 2024 (HOL) - Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saartay amar ku socda Xawaadaha iyo shirkadaha kale ee ganacsiga oo la faray iney ilaaliyaan gobanimada iyo wadajirka Soomaaliya.