7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 13, 2022

Sabti, Agoosto, 13, 2022 (HOL) - Waxaa wali ka soconaya deegaanada u dhaxeeya magaalooyinka Matabaan, Maxaas iyo Baledweyne howlgalada ay iska kaashanayaan ciidanka dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleyda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 12, 2022

Jimco, Agoosto, 12, 2022 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Caawa ka hadlay rabashadahii Shalay ka dhacay qaar ka mid ah magaalooyinka Somaliland, isagoona ku baaqay in xasilloonida, nabadda iyo wadajirka ay ku tilmaaman yihiin hoggaanka siyaasadda iyo shacabka Somaliland inay dhowrtaan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 11, 2022

Khamiis, Agoosto, 11, 2022 (HOL) - Wararka ka imaanaya dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in uu dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidanka Liyuu Booliska degaanka Soomaalida iyo Ururka Al Shabaab uu ka socdo nawaaxiga tuulo lagu magacaabo Sanku dhooble oo u dhaw degmada Qallaafo ee gobolka Shabelle.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 10, 2022

Arbaco, Ogosto, 10, 2022 (HOL) - Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa sheegay inuu saddex weerar oo xagga cirka ah ku qaaday kooxda Al-Shabaab, isagoo kaga jawaabayay weerar Alshabaab ay ku qaadeen ciidamo katirsan kuwa xoogga dalka oo ku sugnaa meel u dhow magaalada Beledweyne.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 9, 2022

Talaado, Agoosto, 9, 2022 (HOL) -Madaxweynaha Uganda Yuweri Museveni ayaa sheegay in dowladdiisa ay diyaar u tahay inay Soomaaliya ka caawiso dagaalka ay kula jirto Shabaab, balse uusan dalkiisu lahayn awood dhaqaale oo uu ku bixiyo mushaaraadka ciidamada Soomaaliya.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]