7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 25, 2022

Khamiis, Agoosto, 25, 2022 (HOL) - Duqa magaalada Kismaayo, Cumar Cabdullaahi Maxamed Farawayne ayaa digniin ujeediyay siyaasiyiin uu ku eedeeyay inay abuurayaan carqalad ka dhan ah muddo kordhinta loo sameeyay madaxweyne Axmed Madoobe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 24, 2022

Arbaco, Agoosto, 24, 2022 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil duhurnimadii Maanta loogu geystay gudaha suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho Nabdoon Maxamed Nuur Diiriye oo ka mid ahaa nabadoonada caanka ka ah magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Agoosto 23, 2022

Talaado, Agoosto, 23, 2022 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen guddiga amniga qaranka ayaa ka hadlay xaaladda amni ee dalka iyo qorsheyaasha dowladda ee la dagaalanka ururka Alshabaab.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 22, 2022

Isniin, Agoosto, 22, 2022 (HOL) - Senataro, xildhibaano iyo siyaasiyiin kasoo jeeda Jubbaland ayaa ka horyimid muddo kororsi hal sano ah oo barlamaanka Jubbaland uu u sameeyay madaxweyne Axmed Madoobe.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 21, 2022

Axad, Agoosto, 21, 2022 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa war rasmi ah kasoo saaray khasaaraha ka dhashay weerarkii qaraxyada Ismiidaaminta ku bilaawday ee qaatay in ka badan 30 saacadood ee Al-shabaab ku galeen gudaha hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 20, 2022

Sabti, Agoosto, 20, 2022 (HOL) - Ciidamada amniga ayaa hakiyay rasaas iyo madaafiic ay ku garaacayeen hotelka Xayaat, halkaas oo muddo ka badan 24saac ay ka dhex dagaalamayeen dabley katirsan Alshabaab.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]