7/7/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Agoosto 8, 2022

Isniin, Agoosto, 8, 2022 (HOL) - Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa Maanta la wareegay deegaano dhowr ah oo ka tirsan degmooyin Matabaan iyo Maxaas ee gobolka Hiiraan, kadib howlgalo balaaran oo saacadihii ugu dambeeyay ay sameeyeen ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Agoosto 7, 2022

Axad, Agoosto, 7, 2022 (HOL) - Mudanayaasha Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ku meel mariyay Xukuumadda cusub ee Raysal wasaare Xamse Cabdi Barre.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Agoosto 6, 2022

Sabti, Agoosto, 6, 2022 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa soo bandhigtay magacyada 24 xubnood oo ay ku sheegtay inay yihiin saraakiishii Alshabaab ee lagu dilay dagaalkii todobaadyadii tagay ka dhacay Xadka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Agoosto 5, 2022

Jimco, Agoosto, 5, 2022 (HOL) - Weerar ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lala beegsaday xero ciidan oo ku taal deegaanka Kalabayr ee gobolka Hiiraan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Agoosto 4, 2022

Khamiis, Agoosto, 4, 2022 (HOL) - Madaxweyne ku xigeenadda dowlad goboleedyada Jubbaland iyo Galmudug ayaa ka horyimid Xukuumadda cusub ee Raysal wasaare Xamse uu ku dhawaaqay maalin ka hor, iyagoo sheegay in lagu xad gudbay habka awood qeybsiga beelaha Daarood.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, Agoosto 3, 2022

Arbaco, Agoosto, 3, 2022 (HOL) - Culimada dowlad deegaanka Soomaalida, ayaa kullan ay isugu yimaadeen oo uu goob joog ka ahaa madaxweyne Mustafe Cagjar, waxay ku cambaareeyeen duullaankii ururka Alshabaab uu kusoo qaaday gobolka Afdheer.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]