More Articles
Jimco, November 27, 2015 (HOL) โ RW Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, halkaas oo ay kusoo dhaweeyeen mas'uuliyiin uu ka mid ahaa madaxweynaha maamulka Puntland, ku xigeenkiisa, guddoomiyaha baarlamaanka Puntland iyo masโuuliyiin kale.
Warkii oo dhan
MOGADISHU (HOL) - The Puntland semi-autonomous state in northern Somalia has prevented Somalia's prime minister from travelling to its region Thursday amid territorial dispute with its neighboring central government-backed Galmudug state following this week's clashes in Galkayo town that left 10 people dead.
Full Story
Khamiis, November 26, 2015 (HOL) โ Maamulka Puntland ayaa is-hor-taag ku sameysay safar uu maanta RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaโarke ku tegi lahaa magaalada Gaalkacyo, iyadoo ilo lagu kalsoon yahay ay u sheegeen HOL in Sharmaโarke uu baajiyay safarkii maanta uu ku tegi lahaa Gaalkacyo.
Arbaco, November 25, 2015 (HOL) โ Xulalka Itoobiya iyo Somalia ayaa maanta waxaa dhexmaray kulan adaga oo ka tirsanayd cayaaraha koobka Bartamaha iyo Bariga Afrika, taasoo ka dhacday garoonka Awassa ee magaalada Addis Ababa.
BELEDWEYNE (HOL) - Elders in the central Somali region of Hiiraan have set tough terms for the formation of an inter-regional state with its neighboring Middle Shabelle region, demanding that their region be picked as the proposed state's capital and conference's venue.
Talaado, November 24, 2015 (HOL) โ Al-shabaab-ta ee Somalia ayaa ka hor-tagaysa in kooxda ISIS ama Daacish ay xarun ku yeelato Somalia, iyadoo ay saraakiisha Al-shabaab ay doonayaan inay daacad u ahaadaan Al-Qaacida, sida lagu qoray warbixin ay daabacday BBC-da qaybteeda Ingiriiska.
Secretary-General Ban Ki-moon today announced the appointment of Michael Keating of the United Kingdom as his new Special Representative for Somalia and Head of the United Nations Assistance Mission in Somalia (UNSOM).
BOSASSO, Somalia (Reuters) โ Somali pirates have hijacked an Iranian fishing vessel with 15 crew members, a Somali official and a maritime expert said on Monday amid warnings that piracy might be making a comeback in the Indian Ocean.
Isniin, November 23, 2015 (HOL) โ Raโiisul wasaaraha Xukuumadda federaalka Somalia, Cumar C/rashiid Cali ayaa caawa isbedel kooban ku sameeyay golihiisa Wasiirrada, isagoo xilalkii ka qaaday laba wasiir oo tirsanaa xukuumaddiisa, wuxuuna u magacaabay xilalkaas laba wasiir oo cusub.
Axad, November 22, 2015 (HOL) โ Ugu yaraan toddoba qof oo u badan labadii dhinac ee ay dagaalladu u dhexeeyeen ayaa ku dhintay, 43-kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray dagaalka, waxaana ku jira dad shacab ah oo ay rasaastu ugu tagtay guryahooda.
MOGADISHU (HOL) - At least 6 people have been killed in heavy fighting in the central Somali town of Galkayo between forces allied with Puntland and its neighboring Galmudug state, witnesses said Sunday.
Sabti, November, 21, 2015 (HOL) โ Kaddib xaalad kacsanaan ah oo maalmihii aynu ka soo gudubnay ka taagnayd magaalada Beledweyne ayaa ugu dambeyn waxaa maanta loo qaaday magaalada Muqdisho guddoomiyaha gobolka Hiiraan, C/fataax Xasan Afrax oo loo maleynayo in wax laga weydiin doono dilkii 14-kii bishaan November Baladweyne loogu geystay sarkaal u shaqeynayay QM.