More Articles
Khamiis, December 03, 2015 (HOL) โ Xaalada magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, ayaa caawa degan, kaddib dagaal culus oo dhaxmaray ciidammo kala taabcan maamullada Galmudug iyo Puntland.
Warkii oo dhan
Arbaco, December 02, 2015 (HOL) โ Inkastoo maanta degmada Gaalkacyo lagu saxiixay heshiis ka kooban afar qodob, kaasoo gun-dhig u noqonaya hishiis rasmi ah oo laga gaaro colaadda magaalada Gaalkacyo, haddana waxaa jira shaki badan oo ku hareereysa dhaqan-galka hishiiska ay wadda-galaan labada maamul Galmudug iyo Puntland, marka loo eego khubadihii ay maanta ka jeediyeen munaasabada madaxweynayaasha labada maamul.
GALKAYO (HOL) โ Two rival Somali regions who have battled for control of a central Somali town signed a peace agreement Wednesday, officials said, raising hopes of an end to violence that killed more than 20 people since last week.
Full Story
BELEDWEYNE (HOL) โ The Djiboutian government has rotated its troops serving under the African Union force fighting the Al-Qaeda-linked militants in Somalia after a year-long service, deploying fresh troops who would take in their places.
Talaado, December 01, 2015 (HOL) โ Wararka maanta laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Puntland ay saxiixday heshiis afar qodob ka kooban oo lagu dhameynayo xiisadaha colaadeed ee tan iyo toddobaadkii hore ka taagnayd magaaladaas.
MOGADISHU (HOL) โ Leaders from Puntand and its neighboring Galmudug state agreed to observe a ceasefire deal on Monday to end a deadly conflict which killed at least 20 people since last week.
Isniin, November 30, 2015 (HOL) โ Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dadaallada uu hormuudka ka yahay RW Somalia Cumar C/rashiid ee Gaalkacyo ka socda, kuwaasoo lagu dhex-dhexaadinayo maamullada Puntland iyo Galmudug oo dhawaan ay iska-horimaadyo ku dhexmareen magaaladaas.
Axad, November 29, 2015 (HOL) โ RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma'arke iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo uu ka mid yahay madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Somalia, Shariif Xasan Sheekh Aadan, wasiirro iyo xildhibaanno ayaa Gaalkacyo gaaray gellinkii dambe ee maanta, halkaasoo si weyn loogu soo dhaweeyay.
BOSSASO (HOL) - The semi-autonomous northern Somalia region of Puntland released a television journalist who was arrested after grilled the regionโs information minster over wide-ranging political controversies, colleagues said on Thursday.
MOGADISHU (HOL) - At least eight people were killed and dozens othersย were injured in clashes between Puntland and its neighboring Galmudug administration, officials said Saturday.
Sabti, November 28, 2015 (HOL) โ Ugu yaraan siddeed ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen, halka tiro ka badan 15 kalena ay ku dhaawacmeen dagaal dib uga qarxay manta magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug, kaasoo u dhexeeyay ciidanka Galmudug iyo kuwa Puntland, kuwaasoo muddo toddobaad ah isku hor-fadhiyay bartamaha degmada Gaalkacyo.
BELEDWEYNE (HOL) - Police in the central Somali town of Beledweyne have arrested a woman on suspicion of poisoning her husband, following the mysterious death of the man, officials said Friday.