More Articles
Sabti, May 07, 2016 (HOL) โ Jaaliyadda Somaliland ee Mareykanka ayaa si weyn u soo dhaweeyay guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, isla markaana ah Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI, C/raxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro oo dhawaan Mareykanka ku tagay safar.
Warkii oo dhan
Medical charity Doctors without Borders (MSF) has urged the Kenyan government to reconsider their decision to shut down the Dadaab refugee camp, warning that closure would risk the lives of more than 300,000 refugees.
Full Story
The government has disbanded the department of refugee affairs to pave way for the closure of Kakuma and Dadaab camps.
Jimco, May 06, 2016 (HOL) โ Saraakiisha ciidamada Uganda ayaa wada qorshe ay dib ugu eegayaan ciidamadeeda nabad-ilaalinta ah ee ku sugan Somalia iyo Dalka Afrikada dhexe, taasoo u muuqata inay qorsheynayaan inay ciidankooda la baxaan.
Khamiis, May 05, 2016 (HOL) โ Kulankii Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia ay ku yeesheen maanta Muqdisho oo uu shir guddoominayay RW Somalia, Cumar C/rashiid Cali ayaa looga hadlay qodobo dhawr ah oo ay ka mid ahaayeen; hawl-gallada dhanka ka ah Al-shabaab iyo xog-ururin ku saabsan sahminta Shidaalka Soomaaliya.
Dahrio, a mother of three, lives in a camp for internally displaced people in Mogadishu, Somalia. Her community has always seen her as a strong, happy woman. But for three years her cheerful facade hid repeated, terrifying domestic abuse by her husband, a local policeman.
SEPANG: A Somali public university student was charged at the Magistrate's Court here today with trafficking 13.10kg of "khat" leaves, a drug popular among Middle Easterners.
Arbaco, May 04, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay xaflad lagu Dhaarinayey guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda sare ee dalka ee uu madaxweynahu magacaabay.
Talaado, May 03, 2016 (HOL) โ Kaddib Wadahadallo ay maalmihii u dambeeyay Jigjiga ku lahaayeen madaxweynaha maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed iyo Dhigiisa Dowlad-deegaanka Soomaalida-Itoobiya, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa lagu Guuleystay in ugu dambeyn ay maanta madaxda heshiis kama dambeys ah ka gaaraan shaqaaqooyinkii ka dhacay soohdinta labada maamul u dhexeysa.
A 21-year-old Somali asylum seeker has set herself on fire at an Australian offshore processing center on the pacific island of Nauru, less than a week after refugee advocates say she was forcibly sent back there.
Leicester City have won the Premier League title in one of the greatest sporting stories of all time. Tottenham's 2-2 draw at Chelsea on Monday confirmed a stunning achievement for Claudio Ranieri's side.
Isniin, May 02, 2016 (HOL) โ Ergayga Midowga Afrika ee Somalia, ahna Madaxa Hawl-galka AMISOM, Danjire Fransisco Madeira, ayaa shaaciyay in ciidamada AMISOM ay sii joogi doonaan Soomaaliya illaa ay hawsha loo igmaday ka dhameystirayaan.