More Articles
Taking strong offence to PM Modi’s remark that the infant mortality rate among Scheduled Tribes in Kerala is even worse than Somalia, the United Arab Emirates has issued a travel ban on him and has suspended talks with India, until he apologizes.
Full Story
Jimco, May 13, 2016 (HOL) — Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in go'aankii ay ku dhawaaqday Dowladda Kenya ee ay ku xirayso xeryaha Qoxootiga Dhadhaab iyo Kakuma uu sii krodhin karo amni-darrada iyo falalka Argagaxisada, Iyadoo Kenya ay sheegtay inay xeryahaas oo ay ku jiraan Soomaali fara badan dabayaaqada Sannadkaan lagu jiro ee 2016-ka.
Warkii oo dhan
A government witness testified Thursday morning about the civil conflict in Syria and propaganda videos that prosecutors say drew three young Minneapolis men to communicate with an Islamist group there, as Minnesota’s terror recruitment trial entered its fourth day.
Khamiis, May 12, 2016 (HOL) — Magaalooyinka Henley iyo Boorama Waa labo Magaalo oo Mataano ah, oo ku kala yaalla Qaaradaha Yurub iyo Afrika, Labadaan Magaalo ayaa ah kuwo Xiriirkoodu soo jiitamayay muddo sannado ah taasoo ay odayaashii hore ee Gobolka Awdal ay bilaabeen.
Titles of Islamic State propaganda videos flashed across the screens positioned in front of the 16 jurors -- “Flames of War,” “Upon the Prophetic Methodology,” “Changing of the Swords 4.”
Arbaco, May 11, 2016 (HOL) — Wafdi ka socda Baarlamaanka dalka Kenya, ayaa maanta Booqasho ku tagay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Bay, Waxaana Hor-kacayay Wafdigan Hoggaaminayay Guddoomiye ku xigeenka guddiga Difaaca Baarlamaanka dalka Kenya, Xildhibaan Ilyaas Barre Shiil.
A few minutes after 8 o'clock Monday morning, Mukhtar Ibrahim started filing through the security line at the federal courthouse in Minneapolis.
Talaado, May 10, 2016 (HOL) — Dalka New Zealand oo ku yaalla cidhifka Koonfureed ee ugu shisheeya Adduunka, ayaa waxaa ku nool Soomaali badan oo kasoo qaxay Soomaaliya dhawr iyo labaatankii sannadood ee ugu dambeeyay.
GENEVA May 9 (Reuters) - The U.N. refugee agency on Monday called on Kenya to reconsider its plans to close camps that host Somali and South Sudanese refugees and that the government has long said pose a security threat.
Isniin, May 09, 2016 (HOL) — Kulan Maanta lagu qabtay Xarunta Waaxda Duulista iyo saadaasha Hawada Soomaaliya ee Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, ayaa waxaa qalab lagu guddoonsiiyay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee DF Somalia, kaasoo loo adeegsan doono Hagidda Diyaaradaha.
Djibouti’s President Ismail Omar Guelleh was sworn in for a fourth term in office Sunday in a ceremony attended by several regional heads of states and dignitaries.
Axad, May 08, 2016 (HOL) — Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii 4-aad loo caleemo-saartay loona dhaariyay xilka madaxweynenimo ee dalka Jabuuti, kaddib markii xilka loo doortay horraantii bishii lasoo dhaafay ee Abriil, 2016-ka.