More Articles
Isniin, Juun 06, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh, ayaa Qoxootiga Soomaalida ee ku dhaqan xeryaha Dhadhaab ee dalka Kenya u sheegay in lama huraan ay tahay inay dib Waddankooda ugu laabtaan, iyadoo dib u noqoshadoodana la Waafajinayo xeerarka caalamiga ee qaxootiga.
Warkii oo dhan
DADAAB (HOL) โ Somaliaโs president Hassan Sheikh Mohamud visited the worldโs largest refugee camp in Kenya Monday to highlight his call for the Kenyan government not to shut down the camp which hosts hundred thousands of Somalis.
Full Story
MOGADISHU (HOL) โ Somaliaโs government has announced that Monday will be the first day of the Muslim holy month of Ramadan after the new crescent was sighted across the horn of Africa nation.
Axad, Juun 05, 2016 (HOL) โ Wasaaradda Awqaafta & Arrimaha Diinta Xukuumadda Somalia ayaa Caawa ku dhawaaqday in Maalinta Berri ah ay tahay Maalinta Koowaad ee Bisha Ramadaan.
LASANOD (HOL) โAt least 20 people have been killed and scores were injured in clashes between two rival tribal militiamen in northern Somalia, leaving thousands of people displaced, officials said Saturday.
Sabti, Juun 04, 2016 (HOL) โ Iyadoo ay nagu soo fool leedahay Bisha Ramadaan dhinaca kalena Qoysas badan, ayaa Wali la Daalaa-dhacayaan Saameyntii ka dhalatay Fatahaadihii dhawaan ku dhufatay Beledwdeyne, ayay Ururka Dhallinyarada Gobolka Hiiraan Gar-gaar raashin ah u qeybiyeen ilaa 150 qoys oo danyar ah.
Jimco, Juun 03, 2016 (HOL) โ Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee Hogaamiyeyaasha Soomaalida oo ka Socday Muqdisho - intii u Dhexeysay 29-kii May - 02-dii Juun 2016-ka, ayaa laga soo saaray War-murtiyeed ay Hoggaamiyeyaasha Soomaalidu isku raaceen.
MOGADISHU (HOL) โ Turkish president Raccep Tayyib Erdogan touched down in the Somali capital Friday to open a new beachfront embassy and to launch new Turkish development projects in the horn of Africa nation.
WASHINGTONโ Somali officials say security forces have killed the gunmen who attacked a popular Mogadishu hotel, bringing the death toll from the assault to 24.
Khamiis, Juun 02, 2016 (HOL) โ Golaha Wasiirrada Xukuumada Somalia, ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho uga hadlay Xaaladda Caafimaad ee dadkii ku wax-yeeladu kasoo gaartay Weerarkii Waxash-nimo ee Al-shabaab ay ku Qaadeen Hoteel Ambassador, Xaaladda guud ee Amniga dalka, iyadoo warbixino laga dhageystay Wasiiraddii Gurmadka gaarsiiyey shacabkii ay saameeyeen fatahaadda uu sameeyey Wabiga Shabeelle Magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
MOGADISHU (HOL) - Somali security forces freed dozens of hostages who were being held by Al Shabab assailants at the ambassador hotel in the Somali capital in an attack which killed at least 15 people including two legislators.
Arbaco, Juun 01, 2016 (HOL) โ Tirada dadkii ku Geeriyooday weerarkii ay sheegatay Al-shabaab ee Gellinkii Dambe ee maanta oo Arbaco ah lala beegsaday Hoteelka Ambassador ee Muqdisho, iyadoo gaartay 15-qof, waxaana ka mid ahaa laba xildhibaan oo baarlamanka Federaalka Soomaaliya ka tirsanaa.