More Articles
Axad, Juun 12, 2016 (HOL) โ Mas'uuliyiin ka Tirsan Maamulka heer Gobol ayaa u jooga degmada Buula-burte xil wareejinta maamulkii hore ee degmada, kaddib markii Dowladda federaalka Soomaaliya maamul cusub u soo magacaawday.
Warkii oo dhan
ORLANDO, Fla. (AP) -- The Latest on the shooting at an Orlando nightclub
Full Story
SOMALIA โ Ethiopian forces have foiled planned Al-shabaab attack on its base in Hiran, Somalia yesterday morning leaving 248 Al-Shabaab militants dead including 5 top commanders.
Sabti, Juun 11, 2016 (HOL) โ Kalfadhiga sideedaad ee Baarlamaanka Somalia, kulankiisii 16-aad oo - ay soo Xaadireen mudanayaal tiradoodu ahayd 149, ayaa loogu codeeyay qayb ahaan sharciyo Maalmihii ugu danbeeyay hore yaallay baarlamaanka dalka.
MOGADISHU (HOL) โ One day after fighters from the Al-Qaeda linked Al Shabab group attacked an African Union military base in central Somalia, first footages show harrowing scenes with bodies, some riddled with bullets littering across the army barracks in what appeared to be a mass killings.
Jimco, Juun 10, 2016 (HOL) โ Muuqaalkii ugu horreeyay kaddib dagaal culus oo shalay subaxnimadii ka dhacay Deegaanka Halgan ee Gobolka Hiiraan oo Xoogag ka Tirsan Al-Shabaab ay ku qaadeen saldhigyo ay ciidamada Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ku leeyihiin deegaankaas.
MOGADISHU (HOL) โ The African Union force in Somalia killed scores of fighters from the Al-Qaeda linked group in Somalia, repulsing a major on an army base in central Somalia Thursday, officials said.
Khamiis, Juun 09, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Puntland, C/weli Maxamed Cali Gaas oo dib ugu soo laabtay Maanta Magaaladda Garoowe ayaa wuxuu sheegay in Puntland ay dagaal kale oo adag la galeyso Ururka Al-shabaab ee ka Dagaallama Somalia.
Arbaco, Juun 08, 2016 (HOL) โ War-murtiyeed, ayaa laga soo saaray maanta kulan ay ku lahaayeen Maalmahan Magaalada Nairobi ee Xarunta Kenya Madaxda Somalia iyo Kenya, oo ay kala Hoggaaminayeen Madaxweynaha Somalia Xasan Sh. Maxamuud iyo Dhiggiisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta.
At the invitation of H.E Uhuru Kenyatta, C.G.H, President of the Republic of Kenya and Commander in Chief of the Kenya Defence Forces, H.E. Hassan Sheikh Mohamud, President of the Federal Republic of Somalia paid a three daya
NAIROBI: The presidents of Somalia and Kenya, Hassan Sheikh Mohamud and Uhuru Kenyatta had discussions today on mulling and strengthening the ties of the two neighbor countries.
Talaado, Juun 07, 2016 (HOL) โ Ergada Mareykanka u Qaabilsan Arrimaha Somalia ayaa war saxaafadeed ay soo saareen waxaa ay si kulul ugu cambaareeyeen dilkii shanta Bishan Muqdisho kooxo bastoolado ku hebeysan ay ugu geysteen Allaha u raxmadee Sagal Salaad Cismaan oo ka tirsaneyd warbaahinta dowladda.