Wararka Maanta

Baarlamaanka Soomaaliya oo muddo Bil ah u qabtay Xildhibaano Fadhiyada Baarlamaanka ka maqan

Baarlamaanka Soomaaliya oo muddo Bil ah u qabtay Xildhibaano Fadhiyada Baarlamaanka ka maqan

MAR 15, 2007

Khamiis, March 15, 2007(HOL): Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay xaruntooda KMG ah ee magaalada Baydhabo ayaa ...

Warkii oo dhan »
Guddiga Hoggaaminaya Shirka Dib-u-heshiisiinta ah ee ay  Dowladda Federaalka ku baaqday oo la soo bandhigay

Guddiga Hoggaaminaya Shirka Dib-u-heshiisiinta ah ee ay Dowladda Federaalka ku baaqday oo la soo bandhigay

MAR 15, 2007

Khamiis, March 15, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shalay waxay shaacisay Xubnaha hoggaamin doona shirka Dib u heshiisiinta ah ee ay ku...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Ghana oo Nasiib darro ku tilmaamay weerarradii loo geystay Ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho jooga

Madaxweynaha Ghana oo Nasiib darro ku tilmaamay weerarradii loo geystay Ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho jooga

MAR 15, 2007

Khamiis, March 15, 2007(HOL): Guddoomiyaha Xiligan ee Midowga Afrika, ahna Madaxweynaha Dalka Ghana Mr. John Kufuor ayaa mid nasiib darro ah ku tilmaa...

Warkii oo dhan »
Muqdisho oo Taleefoonnada Gacan-qaadka ah Gariir la saarto marka guryaha la baxayo

Muqdisho oo Taleefoonnada Gacan-qaadka ah Gariir la saarto marka guryaha la baxayo

MAR 15, 2007

Khamiis, March 15, 2007(HOL): Sida ay Cid kasta ka warqabto xaaladda ammaan ee magaalada Muqdisho beryahan ma wanaagsana, waxaana dib uga soo cusboona...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo taageero Dhaqaalae u raadineysa Shirka Dib u heshiisiinta ah ee ay ku baaqday

Dowladda Federaalka oo taageero Dhaqaalae u raadineysa Shirka Dib u heshiisiinta ah ee ay ku baaqday

MAR 15, 2007

Khamiis, March 15, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq bixiyayaasha caalamka waxay ka raadineysaa taageero dhaqaale oo ay u hesho shir...

Warkii oo dhan »
Dr. Axmed Taajir oo ku guuleystay in uu Caloosha Gabar yar oo 9 bilood jir ah ka soo saaro Buro Shan Kiilo ah

Dr. Axmed Taajir oo ku guuleystay in uu Caloosha Gabar yar oo 9 bilood jir ah ka soo saaro Buro Shan Kiilo ah

MAR 14, 2007

Arbaco, March 14, 2007(HOL): Dr. Axmed Maxamed Axmed oo ka mid ah Dhaqaatiirta ka howlgasha Isbitaalka Keysaney, isla markaana ah madaxa Qalliinka Isb...

Warkii oo dhan »
Gabar Soomaaliyeed oo u ololeysa Arrimaha Bani’aadannimada oo abaal-marin lagu guddoonsiiyay Dalka Switzerland

Gabar Soomaaliyeed oo u ololeysa Arrimaha Bani’aadannimada oo abaal-marin lagu guddoonsiiyay Dalka Switzerland

MAR 14, 2007

Arbaco, March 14, 2007(HOL):  Waxaa taarikhdu marka ay ahayd 9kii bisha Maarso lagu qabtay magaalada Geneva ee wadanka Switzerland tartan ka dhex...

Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo isku raacay in ay loo baahan yahay in la qabto wada hadallo ay ka qeybgalaan dhamaan Soomaalida

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo isku raacay in ay loo baahan yahay in la qabto wada hadallo ay ka qeybgalaan dhamaan Soomaalida

MAR 14, 2007

Arbaco, March 14, 2007(HOL):  Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo shir ka yeeshay xaaladda Dalka Soomaaliya ayaa waxay isku raaceen i...

Warkii oo dhan »
Dad badan oo saakay bilaabay in ay isaga qaxaan Magaalada Muqdisho

Dad badan oo saakay bilaabay in ay isaga qaxaan Magaalada Muqdisho

MAR 14, 2007

Arbaco, March 14, 2007(HOL): Dadkani ayaa waxay qaxa bilaabeen kadib markii maalintii shalay ahayd ay dib uga bilowdeen madaafiicdii ay isku tuurayeen...

Warkii oo dhan »
Weerar xoggan oo galabta lagu qaaday Xarunta Villa Somalia

Weerar xoggan oo galabta lagu qaaday Xarunta Villa Somalia

MAR 13, 2007

Talaado, March 13, 2007(HOL): Weerar aad u xooggan ayaa 4-tii galabnimo ee maanta waxaa lagu qaaday Xarunta Madaxtooyada Villa Somalia, waxayna kooxah...

Warkii oo dhan »