Wararka Maanta
Ciidamadii ka socday Uganda oo caawa weerarkii ugu horeeyay uu ku qabsaday Magaalada Muqdisho
Arbaco, Maarso 07, 2007(HOL): Ciidamadii ka socday Dowladda Uganda ee shalay iyo maanta gaaray Magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya ayaa ...
Warkii oo dhan »
Qeybtii labaad Ciidamo ka socda Uganda oo maanta Muqdisho gaaray
Arbaco, March 07, 2007(HOL): Waxaa maanta magaalada Muqdisho soo gaaray qeybtii labaad ee Ciidamo ka socda Dowladda Uganda, kuwaasi oo tiradoodu gaare...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Madaxweyne Cadde Muuse oo saakay kulan ku wada leh Magaalada Gaalkacyo
Arbaco, March 07, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen, Cadde ...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo Dad Bukaan Isbitaal u waday ku rasaaseeyay Wadada Warshadaha
Arbaco, March 07, 2007(HOL):: 2 ruux ayaa geeriyootay seddex kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii ay Ciidamada Itoobiyaanka ah ee ku sugan Wada...
Warkii oo dhan »
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiir ku xigeenka Gaashaandhigga oo ka hadlay Xaaladda Ammaan darro ee magaalada Muqdisho
Arbaco, March 07, 2007(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma-dheere iyo Wasiirka ku xigeenka ...
Warkii oo dhan »
Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo eedeyn u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Arbaco, March 07, 2007(HOL): Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa waxay eedeyn u jeediyeen Dowl...
Warkii oo dhan »
Halkan ka fiirso sawirro kale oo ku saabsan soo dhaweynta Ciidamada Uganda
Talaado, March 06, 2007(HOL): Cutubyadii ugu horeeyay ee Ciidamo ay Dowladda Uganda u dirtay Dalka Soomaaliya ayaa maanta ka degay garoonka Diyaaradah...
Warkii oo dhan »
Cutubyo ka tirsan Ciidamada Dowladda Uganda oo maanta lagu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Talaado, March 06, 2007(HOL): Cutubyadii ugu horeeyay ee Ciidamo ay Dowladda Uganda u dirtay Dalka Soomaaliya ayaa maanta ka degay garoonka Diyaaradah...
Warkii oo dhan »
Madaafiic lagu weeraray garoonka diyaaradaha Muqdisho wax yar kadib markii ay ka soo degeen Ciidamo ka socday Dowladda Uganda
Talaado, March 06, 2007(HOL): Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta lagu weeraray madaafiicda hoobiyaha loo yaqaano xili ay halkaasi ka degayeen C...
Warkii oo dhan »
Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho oo maanta dib u howl-bilaabaya
Talaado, March 06, 2007(HOL): Munaasabad shalay lagu qabtay Xarunta Xabsiga dhexe ee Magaalada Muqdisho ayaa looga dhawaaqay in xabsigu uu maanta dib ...
Warkii oo dhan »