Wararka Maanta

Khasaaraha uu geystay Dagaalkii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

Khasaaraha uu geystay Dagaalkii Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho

MAR 21, 2007

Arbaco, March 21, 2007(HOL): Ku dhawaan 20 ruux oo isugu jiray dad rayid ah iyo Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwo Itoobiyaan ah ayaa ku geeriyood...

Warkii oo dhan »
Askar Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira oo meydkooda lagu jiiday Waddooyinka Muqdisho

Askar Itoobiyaan iyo Soomaali isugu jira oo meydkooda lagu jiiday Waddooyinka Muqdisho

MAR 21, 2007

Arbaco, March 21, 2007(HOL): Kadib markii uu saakay dagaal xooggan oo u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka ah oo isku dhina...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Guddiga Ganacsatada Gobolka oo ka wada hadlay Arrimaha Canshuur uruurinta

Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Guddiga Ganacsatada Gobolka oo ka wada hadlay Arrimaha Canshuur uruurinta

MAR 21, 2007

Arbaco, March 21, 2007(HOL):  Kulan ay ku wada qaateen xarunta maamulka gobalka Hiiraan Xubnaha maamulka gobalka iyo waliba kuwa degmada ayaa sid...

Warkii oo dhan »
Wariyayaal ka tirsan Idaacadda Shabeelle oo Muqdisho lagu xiray

Wariyayaal ka tirsan Idaacadda Shabeelle oo Muqdisho lagu xiray

MAR 21, 2007

Arbaco, March 21, 2007(HOL): Wariyayaal ka howlgala Idaacadda Shabeelle ee Magaalada Muqdisho ayaa saakay waxaa xabsiga u taxaabay Ciidamo ka amar qaa...

Warkii oo dhan »
Dagaal aad u xooggan oo Magaalada Muqdisho ku dhexmaraya Kooxo Hubeysan iyo Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya

Dagaal aad u xooggan oo Magaalada Muqdisho ku dhexmaraya Kooxo Hubeysan iyo Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya

MAR 21, 2007

Arbaco, March 21, 2007(HOL): Dagaalkan oo bilowday saaka aroortii ayaa waxaa la isugu adeegsaday madaafiicda noocyadooda kala duwan, wuxuuna dagaalka ...

Warkii oo dhan »
Beelaha Hawiye oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay Xasuuq ku heyso Dadka Muqdisho

Beelaha Hawiye oo Dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay Xasuuq ku heyso Dadka Muqdisho

MAR 20, 2007

Talaado, March 20, 2007(HOL): Shir ay maanta beelaha Hawiye ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayaa waxay uga hadleen nabadgelyo darrada ka jirta Magaalad...

Warkii oo dhan »
Ibraahim Shaawey oo sheegay in Qaraxii dhawaan lala beegsaday ay ka dambeeyeen kooxo ka soo horjeeda Nabadda Muqdisho

Ibraahim Shaawey oo sheegay in Qaraxii dhawaan lala beegsaday ay ka dambeeyeen kooxo ka soo horjeeda Nabadda Muqdisho

MAR 20, 2007

Talaado, March 20, 2007(HOL): Ku xigeenka Duqa Magaalada Muqdisho ee dhinacyada Siyaasadda iyo Ammaanka Ibraahim Cumar Sabriye Shaaweey ayaa sheegay i...

Warkii oo dhan »
Ra’iisal Wasaare Geedi iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Muqdisho laga sugayo

Ra’iisal Wasaare Geedi iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka oo Muqdisho laga sugayo

MAR 20, 2007

Talaado, March 20, 2007(HOL): Saacadaha soo socda ayaa lagu wadaa in ay garoonka Diyaaradaha Muqdisho ay ka soo degaan Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho ku sugan oo sheegay in ay degayaan Isgoysyada Magaalada Muqdisho

Ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho ku sugan oo sheegay in ay degayaan Isgoysyada Magaalada Muqdisho

MAR 20, 2007

Talaado, March 20, 2007(HOL): Afhayeenka Ciidamada Midowga Afrika ee Muqdisho ku sugan Captain Paddy Ankunda ayaa sheegay in ay dhawaan la wareegi doo...

Warkii oo dhan »
Madaafiicdii ugu badneyd oo Xalay Muqdisho la isku weydaarsaday

Madaafiicdii ugu badneyd oo Xalay Muqdisho la isku weydaarsaday

MAR 20, 2007

Talaado, March 20, 2007(HOL): Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay Muqdisho ka bilowdeen madaafiicda ay is-weydaarsadaan Ciidamada dowladda Federaalka...

Warkii oo dhan »