Wararka Maanta
Ciidamada Uganda oo xoojinaya Ciidamada sugaya Ammaanka Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya
Axad, March 18, 2007(HOL): Ciidamo tiro badan oo ka tirsan Ciidamada Uganda ee ku howlgelaya Magaca Midowga Afrika ayaa lagu xoojiyay Ciidamada ...
Warkii oo dhan »
Taliyihii Ciidamada Booliska Kismaayo oo xalay Toogasho lagu dilay
Axad, March 18, 2007(HOL): Waxaa xalay gurigiisa oo ku yaala xaafadda Faanoole ee Magaalada Kismaayo lagu dilay Taliyihii Ciidamada Booliska Kismaayo ...
Warkii oo dhan »
Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo maalmihii aynu soo dhaafnay ay ka dhaceen Dagaallo dhexmaray Beelo halkaas wada dega
Sabti, March 17, 2007(HOL): Wararka laga helayo degmada Matabaan oo ka tirsan gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in dadka ku dhaqan ay soo food saart...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo amar ku bixiyay in Bartooda lagu toogto Kooxaha Burcadda ah
Sabti, March 17, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Ilyaas Bedel Gaboose ayaa amar ku bixiyay in meeshii lagu arko lagu toogto kooxo burcad...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Madaniga Xaafadda Baar Ubax oo xalay la weeraray
Sabti, March 17, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa xalay waxay weerar u geysteen ciidamada Madaniga Xaafadda Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho, iyadoo halk...
Warkii oo dhan »
Gabar Soomaaliyeed oo u sharaxan Baarlamaanka Finland
Sabti, March 17, 2007(HOL): Zahra Cabdulle oo ah Hooyo Soomaaliyeed kuna nool wadanka Finland, kana mid aheyd muddo 12 sano xildhibaanada goloha deega...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in dad ka tirsan Maxkamadihii Islaamka uusan boos uga banaaneyn Shirka Dib u heshiisiinta
Sabti, March 17, 2007 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in weerarkii Talaadadii aynu ka soo gudubnay lagu...
Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda ay ku nool yihiin Dadka Magaalada Muqdisho?
Jimco, March 16, 2007(HOL): Inkastoo magaalada Muqdisho la oran karo waa magaalo la qabsatay is-bad badalka siyaasadeed hadana marka la eego wax...
Warkii oo dhan »
Qarax ay 8 ruux ku dhinteen oo maanta ka dhacay Degmada Afgooye
Jimco, March 16, 2007(HOL): Xaafad lagu magacaabo Mbagathi oo ku taalo bariga Degmada Afgooye ayaa saakay 10-kii barqonimo waxaa ka dhacay qarax aad u...
Warkii oo dhan »
Tacaddiga ay Saxafiyiinta Muqdisho kala kulmayaan Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo sii kordhaya
Khamiis, March 15, 2007(HOL): Waxaa sii kordhaya Tacadiyada ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya u geysanayaan saxafiyiinta ka howlgala ...
Warkii oo dhan »