Wararka Maanta
Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiyaanka oo baaritaano ka wada Degmooyinka ka tirsan Magaalada Muqdisho
Talaado, June 05, 2007(HOL): Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Itoobiyaanka ah ee Muqdisho ku sugan ayaa saakay waxay ba...
Warkii oo dhan »
Ra'iisal Wasaare Geedi oo ka warbixiyay Qaraxii shalay lala beegsaday Gurigiisa
Isniin, June 04, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo saakay shir jaraa'id ku qabtay Magaalada M...
Warkii oo dhan »
Askar ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka oo lagu dilay Suuqa Bakaaraha
Isniin, June 04, 2007(HOL): Labo Askari oo ka tirsan Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa saakay lagu dilay gudaha Suuqa Bakaaraha, iyadoo di...
Warkii oo dhan »
Qaraxyo Xalay iyo saakay ka dhacay Magaalada Muqdisho
Isniin, June 04, 2007(HOL): Qaraxyo kala duwan ayaa habeenkii xalay ahaa iyo saakay waxaa lala beegsaday Fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowlad...
Warkii oo dhan »
Guddoomiye kale oo Degmo oo xalay Muqdisho lagu dilay
Isniin, June 04, 2007(HOL): Waxaa xalay lagu dilay Xaafadda Xarar-yaale ee Degmada Wardhiigley Marxuum Cali Maxamuud Siicow, kaasi oo dhawaan loo maga...
Warkii oo dhan »
Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha oo cambaareysay Dilalka iyo Qaraxyada ka dhaca Magaalada Muqdisho
Isniin, June 04, 2007(HOL): Xarunta Dr. Ismaaciil Jimcaale ee Xuquuqda Aadanaha ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in ay wel wel iyo...
Warkii oo dhan »
Guddiga Dhaqan-gelinta Canshuuraha Dowladda Federaalka oo shirar la leh Ganacsatada Muqdisho
Axad, June 03, 2007(HOL): Guddiga Dhaqan-gelinta Canshuuraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu kula shiray Xaruntii Nabad-sugidda ma...
Warkii oo dhan »
Maamul Goboleedka Puntland oo sheegay in ay Dagaalyahanno Ajnabi ah ku dileen Deegaanka Baar-gaal
Axad, June 03, 2007(HOL): Maamul Goboleedka Puntland ayaa warsaxaafadeed uu maanta ka soo saaray Dagaallo ka dhacay Deegaanka Baar-Gaal oo ka tirsan G...
Warkii oo dhan »
Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ku qarxay iridka Guriga Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya
Axad, June 03, 2007(HOL): Gaari TOYOTA ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa ayaa galabta Casir-liiqii wuxuu ku qarxay iridka guriga Ra'iisal Wasaa...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Magaalada Beledweyne oo su'aalo weydiinaya Dad gacan saar la lahaa Maxkamaddii Islaamka Gobolka Hiiraan
Axad, June 03, 2007(HOL): Tan iyo Wixii ka danbeeyay dhawaan markii weerarka lagu qaaday Ciidamada Itoobiya ee fariisinkooda yahay Duleedka Magaalada ...
Warkii oo dhan »